Qaranbile

Qaranbile Qaranbile.com

06/10/2018

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu dhaariyay 47 Saraakiil iyo Layli Saraakiil, kuwaas oo uu tababaray Turkiga, kadib xalfad lagu qabtay Xerada Ciidanka Turksom. Munaasabadan waxaa ka qayb galay S…

06/10/2018

  Hordhac/Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay. Nabadgalyo iyo naxariisina nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristoow safaaradaha Soomaaliya waxbadanoo k…

10/09/2018

Ciidanka nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde waxa ay ku xayireen Taliye ku-xigeenkii h**e ee NISA Cabdalla Cabdalla Maxamed oo doonayay inuu saf…

07/09/2018

Baarlamaanka Dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey go’aanno masiiri ah oo la hadal hayey tan iyo markii la magacaabay madaxweynaha cusub, Mustafe Muxumad Cumar (Cagjar). Baarlamaanka oo…

21/08/2018

Waxaa goor dhow istaagay Dagaalkii Saacado ka hor ka qarxay Degmada Marka Ee Xarunta Gobolka shabeellada Hoose. Dagaalka ayaa Bilowday ka Dib markii Kooxda Dad Qalatada ah Ee Shabaab ay Soo weerare…

19/08/2018

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabellaha hoose, ciidamo badan oo ka tirsan kuwa Militariga Somaliya ayaa gudaha u galay Magaaladaasi. Ciidamadan ay…

17/08/2018

Ciidanka Puntland ayaa dib u qabsaday deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari, iyadoo aan wax dagaal ah ka aan dhacin deegaanka. Al-Shabaab ayaa si nabad gelya ah u qabsaday Af-urur, kadib mark…

17/08/2018

Amiir iyo “Audun” waa labo wiil oo hal fasal wada dhigto. Waa labo wiil oo aad u firfircoon marka loo eego fasalka intiisa kale. Inkastoo ay fasalka labaad dhigtaan haddana waa labo ard…

12/08/2018

  Waxaa la joojiyey Saxiixa Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Hussein Osman Hussein waxaa la Diidey inuu Bangiga Dhexe lacag uu kala Soo Baxo Taliyaha NISA ayaa amar kasoo Baxay ma…

12/08/2018

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisu…

12/08/2018

Ciidamadii Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka itoobiya ayaa faarujiyay deegaanka kaxandhaale bariga gobolka galgaduud ee galmudug” Kabixitaanka ciidanka waxaa noo xaqiijiyay dadka deegaanka kaxandh…

09/08/2018

  Madax ka socoto maamulka Galmudug oo uu hogaaminayo madaxa xukuumada Dr Sheikh Mohamed Shakir Cali Xasan ayaa gaaray Degmada Huurshe Ee Waqoyiga Gobolka Galgaduud Socdaalkaan madaxda Galm…

Adresse

4 Les Dix Arpents Mauves
Cergy-Pontoise

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Qaranbile publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Qaranbile:

Partager