11/09/2026
: Cadaado xiisad colaadeed ayaa ka jirta maanta. Guryahaas oo maxkamadi xukuntay ayaa qoladii laga xukumay hub soo qaateen, baabuurta dagaalka xildhibaan Saabir ayaa kamid ah maleeshiyaadka hubka wata.
Warbixin dhamaystiran oo aan ka duubilhaa guryaha ayay iga hor istaageen maleeshiyaadka hubaysan ee goobta jooga.
Cadaado oo dagaal qarka u saaran!