15/12/2025
8/9/2025
Wariye Muxuyadiin show aya waraysi la yeeshay gudomiyaha gobolka Doollo cabdulahi deeq beercad, (Shamuuri)
Waraysigas oo uu ku waydiyay dhaliilo cad cad oo cid walba ogthy,
Wuxu waydiyay hool laga dhisayay dagmada lehelow, in ay ku baxday lacag dhan 3,000,000 Birr (Sadex Milyan)
Dhul bood gudaha madaha magalada wardheer ah meshii ay ku taalay maaliyadii h**e in uu gatay oo qolyo reerkoda ah lacag yar ka siistay, sidookle garoonkii kubada cagta
Waxa la sheegaya isku dhacyada soo noqnoqda ee gobolka in aaad qayb ku leedahay ?
Waxa jirtay arin la isku qabsaday focolka sportska gobolka doolo waxa gaysay wiil reerkiina oo aad isku haybtihiin, oo la yirahdo maxamad cali mahad ayada oo focol ku qoran yhy waxa jiray muuqaal aad loo wareejinayay adiguna aad ogthy ana aan ogahy waxadna lahay waxan halkan ka cadeenayna in anan u dulqaadanen, 40km in aysan u afduubnan 600km oo isku weer ah,
Xukuumada Madaxweyne mustafe omer oo ka jawaabeysa Eedeymahan iyo Cabashooyinka bulshada gobolka doolo oo badatey Ayaa maal maha soosocda sameyn doonto isbadel guud oo gobolka Ah
Loading....
XIgasho Labile Tv