Bulsho TV

Bulsho TV News

21/05/2024

Nairobi iyo dhiiqadeeda rag baa ka shaqaystay

Waxaa halkaan hambalyo uga dirayaa bahda Jaamacada Galkayo University (GU)  sanad goorada 13aad ee jamacada iyo xaflada ...
11/10/2023

Waxaa halkaan hambalyo uga dirayaa bahda Jaamacada Galkayo University (GU) sanad goorada 13aad ee jamacada iyo xaflada dufcadii 9aad ardayda ka qalin badalatay.

13sano ka hor markaa dib ugu laabatid iyo heerka maanta Galkayo ka joogto aqoonta, waxaa dareemaysaa inta mayl ee lasoo jaray, bacdallah waxaa ku mahadsan dadkii juhdiga intaas le'eg galiyay inay bulshadooda mugdiga ka saaraan oo ugu h**eeyo Proff Abdulkadir Shirwa iyo iyo teamkii aas aasayaasha.

Hambalyo markale reer GU👏👏

Aqligaaga ama maskax daadu waa in aad kudhalaalisaa sidii aad caqabad ku hortaagan xal aad igu raadiso adiga oo kaashana...
19/10/2018

Aqligaaga ama maskax daadu waa in aad kudhalaalisaa sidii aad caqabad ku hortaagan xal aad igu raadiso adiga oo kaashanaya kalsoonidaada

CIYAARAHA CAAWA IYO GALABTA EEHoryaalka England
06/10/2018

CIYAARAHA CAAWA IYO GALABTA EE
Horyaalka England

UEFA oo soosaartay kooxda isbuuca ee tartanka horyaalada yurub. Halka MESSI iyo RONALDO Gabi ahaanba lahilmaamay
05/10/2018

UEFA oo soosaartay kooxda isbuuca ee tartanka horyaalada yurub.
Halka MESSI iyo RONALDO
Gabi ahaanba lahilmaamay

Warkii h**e warsoodhaafRoobow oo sheegay in uu utaaganyahay islamarkaana uu qaban doono xilka macalintinimo ee kooxda ko...
05/10/2018

Warkii h**e warsoodhaaf
Roobow oo sheegay in uu utaaganyahay islamarkaana uu qaban doono xilka macalintinimo ee kooxda koofurgalbeed
Walow xiriirka kubada cagta ee CAF eysheegeen in uusan qabankarin koox madaama arimo canshuuro lunsi h**e lagu haysto.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615142422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share