Abdirazak

Abdirazak Abdirizak : Waa saameeye Soomaaliyeed oo ka howlgala baraha bulshada.

24/10/2025

Waxey mareysaa in mudo kordhin laga baryo ahmed madoobe!!!

22/10/2025

Madaxweyne Qoorqor “Dooli iyo mukulal wan isku heynaa!! — hadal uu ka dhabeyay!

22/10/2025

Ma islaamnimadooda ayey ka shakiyeen? Mise marketing bay ka tahay oo laa lagu qaraabanayaa diinta! Maxa keenay waan tukanaa, quraana wan aqrinayaa!!

18/10/2025

Haddii weli uu jiro dhaqankii & habkii dowladdii 2022 — maxaa diidaya in uu sii jiro dhaqankii mucaaradkii 2022?

Haddii hal dhinac uu xaq u leeyahay inuu halkiisii ka sii socdo, muxuu yahay dambiga mucaaradku hadduu aragtidiisii sii wato?

Dowladnimo micnaheedu ma aha in laga aamuso khalad!

26/09/2025

Hassan Sheikh Mohamud
Sharif Sheikh Ahmed

Shacabka tarabuunka.

26/09/2025
26/09/2025

Sharif Sheikh Ahmed mudane shacabka waa diyaar.

26/09/2025

Sheikh sharif oo si caro leh uga hadlay nabadoonadii la xiray.

Sharif Sheikh Ahmed

26/09/2025
25/09/2025

Haloo diyaar garoobo
Hassan Sheikh Mohamud

25/09/2025

Gadoomiye gobolka banadir oo shegay in la qaban karin banaabax aan isagu rali ka aheyn .

24/09/2025

Tooxoow xilidhibankiisa 😂😂😂😂😂

Adresse

Paris

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Abdirazak publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager