Magaalo Jacayl

Magaalo Jacayl Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Magaalo Jacayl, Création digitale, Paris.

Gen. Jabbari: Maraykanku diyaaradihii ugu badnaa ayay Cyprus ku rareen; Gantaalo badan ayaan ku ridaynaa Cyprus, waxaana...
02/03/2026

Gen. Jabbari: Maraykanku diyaaradihii ugu badnaa ayay Cyprus ku rareen; Gantaalo badan ayaan ku ridaynaa Cyprus, waxaana lagu qasbanaan doonaa inay halkaas ka cararaan.

Waxaan adeegsanaynaa diyaaradaha B-1 oo ah gantaalada dhulka hoostiisa gala waxna soo burburiya waxaanan beegsanaynaa xa...
02/03/2026

Waxaan adeegsanaynaa diyaaradaha B-1 oo ah gantaalada dhulka hoostiisa gala waxna soo burburiya waxaanan beegsanaynaa xarumaha kaydka hubka.

Maraykan ayaa sidaas leh bal waan arki doonaa sida xaalku sii ahaado.

Rasmi: Waxaa dhaqwac duqaymihii ka soo gaadhay u geeriyootay xaaskii hogaamiyaha Iiiran- Khameeni.
02/03/2026

Rasmi: Waxaa dhaqwac duqaymihii ka soo gaadhay u geeriyootay xaaskii hogaamiyaha Iiiran- Khameeni.

Warbaahinta gudaha ee Iran ayaa sheegaya in xaaska Hoggaamiyihii h**e Iran Mansoureh Khojasteh Bagherzadeh ay u geeriyoo...
02/03/2026

Warbaahinta gudaha ee Iran ayaa sheegaya in xaaska Hoggaamiyihii h**e Iran Mansoureh Khojasteh Bagherzadeh ay u geeriyootay dhaawacyo ka soo gaaray weerarkii dhacay 3 maalmood ka hor, sidoo kale gabadhiisa ayaa la dhimatay.

Saacadihii ugu h**eeyey ee warka dhimashada Khamenei, intii aysan ku dhawaaqin dawladda Iran, waxaa warbaahinta gudaha ay tabinaysay in ay dhinteen xubno kamid ahaa qoyskiisa.

Ali Larijani oo ah xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka duwan yahay Maraykank...
02/03/2026

Ali Larijani oo ah xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran, ayaa sheegay in dalkiisa uu ka duwan yahay Maraykanka,uuna isu diyaarisay dagaal muddo dheer socon kara haddii loo baahdo. Wuxuu tilmaamay in Tehran aysan bilaabin dagaalka, balse ay iska difaaci doonto si xoog leh haddii la sii wado colaadda.

DEG DEG: Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inuu dalka galay heegan dagaal midkii ugu sareeyay. Caawa aleeylahe caawa 👀
02/03/2026

DEG DEG: Sacuudiga ayaa ku dhawaaqay inuu dalka galay heegan dagaal midkii ugu sareeyay.

Caawa aleeylahe caawa 👀

Iiraan ayaa duqaysay Warshadda Saliidda sifaysa ee Aramco ee kutaal magaalada Ras Tanura ee Sacuudiga.
02/03/2026

Iiraan ayaa duqaysay Warshadda Saliidda sifaysa ee Aramco ee kutaal magaalada Ras Tanura ee Sacuudiga.

Warbaahinta Israa11l ayaa wareejinaysa muuqaalka Tiktokerka Daauud Burcaawi iyagoo ciwaan uga dhigaya " Somaliland oo ta...
02/03/2026

Warbaahinta Israa11l ayaa wareejinaysa muuqaalka Tiktokerka Daauud Burcaawi iyagoo ciwaan uga dhigaya " Somaliland oo taageertay Iiraan "..

Muuqaalka uu yarkaasi duubay kaftan buu ahaa isagoo taageeray iiraan balse Israa11l ayaa uqaadatay in uu yahay Afhayeen Somaliland uhadlay.

Ictiraafkii. 🏃

Samiir F***j, Jeneraal h**e oo Masaari ah, hadana ah khabiir milatari oo falanqeeya arrimaha istaraatiijijiga ah ee bari...
02/03/2026

Samiir F***j, Jeneraal h**e oo Masaari ah, hadana ah khabiir milatari oo falanqeeya arrimaha istaraatiijijiga ah ee bariga dhexe ayaa sheegay in dagaalka Iiraan lagu qaaday uu yahay mid lagu doonayo in lagu badalo nidaamka Iiraan.

Samiir F***j wuxuu sheegay in nidaamka Iiraan uusan isbadali doonin, wuxuuna cadeeyay in nidaamyada sidoodaba aan lagu badalin duqeymo cirka ah iyo gantaalo lagu garaaco balse lagu badalo kacdoon shacab oo gudaha ah ama ciidamo dhulka ah iney dalkaasi galaan oo ay weerar ku qaadaan, taasina ay suuragal unoqoneyn Mareykanka.

Wuxuu sheegay in Masar ay dani igu jirin inay burburto Iiraan, hadii ay sidaasi dhacdo wuxuu tilmaamay in Masar ay noqon doonta cida ku xigta ee ISR ay wajahayso, maadama aysan cid kale hadhin oo h**ey ay u burbureen Ciraaq, Suuriya iyo Lubnaan.

Samiir F***j, isagoo Iiraan ka hadlaya wuxuu sheegay in Iiraan ay cashar ka baran khaladaadka dagaalkii h**e ee ay la gashay Mareykanka iyo ISR, xiligaas oo si fudud loo beegsadey madax sare iyo saraakiil milatari, wuxuu cadeeyay in taasi ay tilmaameysay in Sirdoonka ISR ay gudaha ka burburiyeen Iiraan, in markale hadana si fudud loo beegsado hogaankii ugu sareeyay ayuu ku sheegay iney muujineyso sida ay Iiraan cashar uga baran khaladaadka dagaalkii h**e.

Adresse

Paris

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Magaalo Jacayl publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Raccourcis

Partager