STAR TV

STAR TV KUSO BIR BOGENA OO HEL WARAR BARNAMIJYO KUXIISA GALIYA LEEGO TV SHI WARARKA SUGAN
(4)

25/06/2026

Cadowga Muqdisho hala gaarsiiyo Muuqaalkan ~ 2 Arrin oo Kaliya Haddii Wax Laga Qabto see.....

..
STAR TV

25/06/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed,

Waxaana diirada lagu saaray xaaladaha guud ee deegaannada
Mamulka Koonfur Galbeed dhinacyada amniga, horumarinta adeegyada bulshada iyo dardargelinta howlaha dowladda. Dhiska..
STAR TV

22/06/2026

Nuur dheere ayaa hubkii dawladda lahayd ee loogu talagalay in shacabka amaankooda lagu ilaaliyo logudhibay ayaa shacabkii kulaaynaayo wa in xilkaga laga qada lala xisaabtamo..

Nabadoonka guud ee beesha gugun dhabe ee sh/hoose.

21/06/2026

Odayaasha dhaqanka ee sh/hoose oo war kasoo saaray xaalada gobolkaas..

18/06/2026

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose oo Gogol Nabadeed u fidiyay Beelo isku hayey muranka la xiriira dhul Beereedka Gobolka...
STAR TV

18/06/2026

DEG DEG "Ururka IGAD oo si adag uga soo horjeestay xaafiiska maamulka Waqooyigalbeed uu ka furtay Qudus....

STAR TV

12/06/2026

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo kuwa deegaanka oo muddo ku daba jiray walxo kiimiko ah oo loo adeegsado samaynta qaraxyada kuwaas oo loona waday Khawaarijta, ayaa ugu dambeyn gacanta ku dhigay...

11/06/2026

Guddoomiye Shuute oo Hooyo wiilkeedoo 14jir ah oo dambi lagu Oogay ku yiri; go'aan u gaar!.

10/06/2026

Update "Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino oo markii ugu horreeysay ka hadlay xaalada uu ku jiro garsoore Cumar Cartan.

"Waa wax laga xumaado wixii ku dhacay Cumar, mar walba waxaan isku daynaa inaan xalino xaaladaha, laakiin ma nihin boqorro adduunka...

STAR TV

Adresse

Prissé

Téléphone

+252611627740

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque STAR TV publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à STAR TV:

Partager