๐ข๐ข๐๐ฅ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐š

๐ข๐ข๐๐ฅ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐Š๐š๐ฅ๐š๐ฌ๐จ๐œ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ซ๐ญ๐ข๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ
๐๐ก๐š๐ช๐š๐ง๐ค๐ž๐ž๐ง๐š ๐ฆ๐ฎ๐๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ
๐ ๐š๐›๐š๐ฒ๐š๐๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐š๐ก

Waxa. Magaalada burco lagaaga Furay qaybtii2aad ee meherada toptech Meheradan waxaad ka helaysaa Dhaman qalabka election...
22/09/2025

Waxa. Magaalada burco lagaaga
Furay qaybtii2aad ee meherada toptech
Meheradan waxaad ka helaysaa
Dhaman qalabka electionska
Sida iibinta mobilada
Iphones &sumsung
Displayada meheradu waxa ay ku taal
Istaanka tigaha saylada laga raaco ama masaajidka badhabadha h**e u gaadh macmiil

21/09/2025

Ma guur buu u baahnaa mise daryeel caafimaad?inantase mustaqbal keedii ma god baalagu riday? Maxay kula tahay

21/09/2025

Cabdiraxmaan cirro dalka xamar buu kadejinayaa bay odhanjireen laakiin mareekan buu kadejiyay

20/09/2025

Nin kasta oo soo baxaasay ama ka qayb qaatay nabadoonkaa ladilay waa gaal. SH.Cabdimaalik M coldoon oo ka hadlay nabaddoonkij dhowaan duqaynta lagu dilay

19/09/2025

Donald Trump oo si xun u weeraray ilhaan cumar soomaaliyana sifooyinka xun xun oo dhan ku tilmaamay

19/09/2025

Kabtan ayuub oo laascaanood ku eedeeyay in puntland laga duminayo

17/09/2025

Maxaad ku darilahayd?

16/09/2025

Markii amarka lagu bixiyay in la dilo nin kastoo isaaqa noocuu doonoba ha ahaado ee

14/09/2025

Tareenka isku xidha Djibouti iyo Addis ababa

13/09/2025

Turjumaadani ma saxbaa?

09/09/2025

Itoobiya waxa ay maanta xadhiga ka jartay una dabaal degaysaa dhamaystirka biyo xidheenka laga hir geliyey webiga Nile

Adresse

Bremen
31100

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von ๐ข๐ข๐๐ฅ๐ž ๐Œ๐ž๐๐ข๐š erfรคhrt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht fรผr andere Zwecke verwendet und Sie kรถnnen sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie