Hoyga Banaadir TV

Hoyga Banaadir TV Hoyga Banaadir Tv Daahir Geedi

04/07/2026

Waan la dagaalameynaa Shirkadaha uu Madaxweyne Xasan uu siiyay dhismaha Saldhiga Turkiga ee Bashaqle dhibaato ayay nagu haayaan".
Wareysi Siyaasi Anwar Xaaji Maxamed

02/07/2026

Ciidamada Jubbaland oo u daatay Saldhigyada AS iyo DFS oo warfarxad leh ku dhawaaqday.

Wararka Galab Hoyga Banaadir TV

02/07/2026

Shacabka Muqdisho oo weerar Afka ah ku qaaday Madaxda Dowladda & Mucaaradka..

02/07/2026

Hooyo Sharaf Cali Cabdulle oo faah faahisay dhibaatooyinkii ay kala kulantay Xabsiyada Libya

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo dhinaca Cirka ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaasha...
02/07/2026

Dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saartay duqeymo dhinaca Cirka ah oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ka fuliyeen deegaannada Tawakal, Nuun Garre iyo Ugunji ee gobolka Shabeellada Hoose.

Wasaaradda Gaashaandhigga qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay in duqeymahaasi lagu dilay 27 xubnood oo ka tirsanaa AS, halka tiro kale lagu dhaawacay..

02/07/2026

Aqoonsiga Isr**iil oo laga diiday Gudaha Somaliland.

Guddoomiyaha Xisbiga Kaah Xaashi ayaa ku dhawaaqay..

02/07/2026

" Mucaaradka Gadaal in loo laabto ayay rabaan, anagana Maalin kasta wax cusub ayaan rabnaa oo Wasiiro la Magacaabo"

Mid kamid ah Dhalinyarada Muqdisho..

02/07/2026

Soomaali oo yeelaneysa Baasaboor cusub.

" Bisha Octoober dalka Baasaboor cusub ayuu yeelanaya laakin waxaa qasab ah....

Agaasimaha Hay'adda Socdaalka & Jinsiyadaha..

02/07/2026

" Sheekh Shariif waa beenloow Nabad iyo xoroyad Muqdisho ayay taalla, Madaxweyne Shacabkiisa jecel ayaa joogo".

ARAGTI SHACAB

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ay billaabanayaan Doorashooyinka Galmudug
02/07/2026

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta shaaciyay waqtiga rasmiga ah ay billaabanayaan Doorashooyinka Galmudug

Address

31 Paragon Close
Barking Town
E16 1PL

Telephone

+252615925404

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga Banaadir TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

l="false"> Add listing
  • Login
  • Subscribe

    We will notify you when anything happens in London.