Abdirizak Gaash

Abdirizak Gaash activist for social affairs and political analyst.
(1)

16/07/2025

Maanta waxaan waxyar dul-istaagaya Dawladaha hoose iyo shaqadooda.

Shaqada dawladaha hoose waa 5 inta ugu weyni siyaasada iyo shaqada dawladana iyagaa jaangooya laakiin dalkeenii waxay u eeg-yihiin business sector.

Shaqada Dawlada hoose waa;
1-qashin uruurin iyo ilaalinta fayadhawrka
2-dhisida cusbitaalada iyo dayactirkooda
3 - cashuur uruurin
4- dhisada wadooyinka iyo dayactirkooda
5- dhisida skuulo iyo dayactirkooda ,
u adeegida bulshada iyo si guuud iyo si gaar ah (qoys qoys)

Wasaarada arimaha gudaha iyo dawladaha hoose laba sector ma noqon karaan sababtoo ah waa wax wada shaqeyn ka dhexayso waliba si weyn.
Waxa haboonayd in Ciidanka booliska gobalada la hoos geeyo maayirka •sida dayactirka baahiyaha ciidanka,
Ganaaxyada ciidanku u jaraan bulshadu inay ku bixiyaan dawladaha hoose iyo waxyaabo kala oo badan, halkaana waxa ka dhalan lahaa wada shaqeynta bulshada iyo ciidanka, ciidankuna uu la shaqeeyo d/hoose sidoo kalena d/ hoose la shaqeyso dawlada dhexe.

Fadlan dawlada hoose burco ha joojiso lacagta saa’idka ah ee 5$ ah ee ay ka rabto dadka degmada ku nool si looga qaado qashinka lagu qasbay. Waxa u dheer intaas Hadii ay iyagu iska gubaan ama si kale iskaga xalistaan bulshadu in la xidhayo uruurinta qashinka oo ah shaqada ugu horeysa ee ay qabataan d/hoose.

Halkan ayaanu idinkusoo gudban doona habab ka sahlan oo bulshada lacag looga helo adeegsadayana loogu sameeyo laaakiin tani waa baad.

13/07/2025

Siyaasiyiinta soomalida waa tuug dalkii iyo dadkiiba dhacay ummadiina qabiilo u kala qaybiyey. qabyaalad mooye wax kale oo ay yaqaanan ma jirto xataa hadii ay qabyaalada wax inoogu qaban lahaayeen ciil maan qabeen.
Walaalkayga halkan ku xidhanow qof dambe oo siyaasi ah oo “qabyaalad cod ama mansab ku raba waa jaahile ha dooran„ hana kusiin gacan inuu waligii tuugaas aynu aqoonsanay inasii dhaco.

Waligaa qabyaalad shaqo ma ku heshay intaad siyaasi dooratay ama ma kusoo xasuustay ??!.

12/07/2025

Halkan waa hooyga ilaalinta hantida iyo nafta shacabka.
dhiirigaligalinta bulshada la dagaalanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta cashuurta shacabka masaakiinta ah ee aan loo aqoonin inay yihiin wax jira.
Sidoo kale dadka shacabka ah waxaaannu barri doona siday u ilaashan lahaayeen awoodahooda iyo dalkooda.

Fadlan cashuurta shacabka wax ha lagu qabto ha la joojiyo baabuurta shidaalka iyo gaadiidka dawlada ee lagu tagrifalo waa cashuurtii lagasoo qaaday hooyada suuqa fadhiisata ee toostii hiirta-waaberri.

Stop corruption ✋ 🛑

10/07/2025

003

Ciidanka booliska ee la diiwangaliyay lambarkooda midkasta garabka ha loosudho si loo aqoonsado haduu khalad ka Galo cidkale ama shacabkaba.
Sidoo kale waa in dadka reer Somaliland aqoonsigooda shaqsiga ah lagula xisaabtama oo la sameeya mashruuc data ah oo dambiilayasha lagu garto 200 oo saldhig waxku dhaw ayuu inoo sheegay talyihii H**e inay jiraan ha lasoo iibiyo 200 desktop waxkastana electronic haloo bedelo.
Buugtii waa weynaa ee dambiga lagu qori jirayna ha laga guuro.
Qofka markuu dambi Galo ID card kiisa la waydiinaya waxa halmar soo baxaya oo la ogaanaya dhamaan wuxuu dambi ka galay dalka iyo inuu yahay qof wanaagsan.

08/07/2025
08/07/2025

Fikir002

Waa in la shaqaa laysiiya 1000qof oo kaluunka ka shaqeeya kaliya waxa ku baxaya 50 doomood oo kaluumaysi. Waa in kaluunka caaridka badeena buuxa ilaa gunteeda aynu ka faaidnaa 100ka sano ee soo socda. Aduunka lama sugo ee waa la maala caqliga waxa loo dhoofinaya aduunka kaluunkii ka dhamaaday ee cidlada taagan.

Abdirisak gaash

08/07/2025

Fikirkii beeraha dawlado waa qaadatay 150 Hal-buur oo dalku aduunka kaga maarmayo ayaan hayaa inshalah Waan soo gudbin doona xukuumada wadajir iyo waxqabad lakiin 10 fikir ee ugu horeeya hadii ay mufukir ka iska leh sheegi waydo sidii kuwii ka horeeyay ayay dalka iibini!!

Abdirisak gaash

Dadka reer Somaliland waxaan talo idiin siin lahaa in madaxweynaha iyo dalkaba loo tudho mudo 2sano ah ugu yaraan xataa ...
08/07/2025

Dadka reer Somaliland waxaan talo idiin siin lahaa in madaxweynaha iyo dalkaba loo tudho mudo 2sano ah ugu yaraan xataa dadka mudaaharadayada ee deeegaamada qaar jooga iyo Kuwa cabanayaba ay dalkoodi oo soo kabasho ku jira dhana ay furimihii wali inagaga furan yihiin inaan la xanfarin. Qofkii talo ama toosin hayaa af iyo Qoraal haku biirsho.

08/07/2025

Guutooyin ka tirsan Ciidanka qaranka oo ku jeeda ceerigaabo

07/07/2025

Dhibaatooyinka haysta bulshada Burco iyo berbera. Sida Laydhka berbera iyo cusbitaalka Burco sidoo kale qashinka lacagta noqday Burco is next

Happy 26 June reer Somaliland 🙏🏾❤️
26/06/2025

Happy 26 June reer Somaliland 🙏🏾❤️

Address

Belfast

Telephone

+447848285175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Gaash posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category