Laaleys Media

Laaleys Media Laaleys Media — Your window to the latest news & real updates from Somalia and around the world.

Galmudug Wa lagu kala Adkaaday.
22/05/2026

Galmudug Wa lagu kala Adkaaday.

22/05/2026

Maalinta Bari ah waxa lashaacin dona Musharaxii JSP galmudug Ay udirsan lahaayen.

Hobyo waxaa Amnigeeda lagu wareejiyey Sargaal Kamid ah Saraakishi  Argagixisada ka xoreyay Deegaanka Qaayib ee Gobolka G...
20/05/2026

Hobyo waxaa Amnigeeda lagu wareejiyey Sargaal Kamid ah Saraakishi Argagixisada ka xoreyay Deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud

Aadan Faarax Cilmi (Adan Dhibaato)

20/05/2026

Taliyha police Degmada Hobyo Aadan Faarax Cilmi aya Kulan Wadatashi ah la qaatay Maamulka Degmada Hobyo iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada Kudhaqan Degamadas.

Taliyaha Cusub aya balan qaaday in Amniga magalada Aad lo adkeyn dono si Hormarka ganacsi Ee kala duwan magalada kasocdo lo xoojiyo.

16/05/2026

Dhiiga cusub XDS

16/05/2026

Dowladnimada wa in lataageeraa!

10/05/2026

Birmadaha wa lo mahad celiyay.

10/05/2026

Hooyo 90 jir ah oo maanta Beydhaba ka codeyneyso, Wa muuqaal Darenkeda ay ku cabireyso Doorashada Beydhabo Maanta Kasocoto.

Birmadaha Shaqadisa ayu wataa.

10/05/2026

Bal adba Daawo Riwaayadan 😂

09/05/2026

Mala dhihi karaa shaqadii farole udiray ragan ayay muqdisho kawadaan?

Dowlada somalia waajib aya kasaaran ilaalinta Caasimada iyo shacabka magalada.

Muwaadin qeyb haka noqon Fitnada ay wadaan Siyasiyinta ma gudbayaasha ah.

Address

Birmingham

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laaleys Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share