Nurdin Ali

Nurdin Ali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nurdin Ali, Video Creator, Mogadishu.

Tuuga kabaqaadka ah ee umada barakiciyey VS madaxweyne dadkiisa u adeegaya!
10/10/2025

Tuuga kabaqaadka ah ee umada barakiciyey VS madaxweyne dadkiisa u adeegaya!

08/10/2025

Madasha oo larabo in lashirqoolo labaneysto dhigooda ayaa Loo diray maha majir si malinta banaan baxa qarax loogu galiyo oo loo khaarijiyo,

Waxaa hada socda wadahalo afkalabaxa oo larabo in dadweynaha sidadban loogu sheego in aan abnijirin bari wixii gaadha madasha abaabuleysa banaanbaxa-na loosheegay in ay joojiyaan banaan baxa qofkii wax kugadhaana ay iyadu kamusuultahay.

Waa cabsigalin iyo handadaad. Dhanka kalane dhici karta in looga dhabeeyo in lakhaarijiyo madasha qaar kamida✌️✌️

Ina suban sabriye ma asagoon heshiis siyaasadeed gaadhin buu soo gurya naqday? Ahmed islam maqoslo wlhi haduusan xidhin ...
06/10/2025

Ina suban sabriye ma asagoon heshiis siyaasadeed gaadhin buu soo gurya naqday? Ahmed islam maqoslo wlhi haduusan xidhin buu nasiib leyahay.

Ina suuban sabriye waa noo xiranyahay markaanu soo fasaxno ayuu uduulikaraa xamar kahor waa uu xirnaanayaa Axmed madobe
05/10/2025

Ina suuban sabriye waa noo xiranyahay markaanu soo fasaxno ayuu uduulikaraa xamar kahor waa uu xirnaanayaa Axmed madobe

04/10/2025

Xasan shekh darawalka cagafta guryaha burburisa shalay misajidka maxuu kalahaa magaladu waa abni anigaa iska rebay Cidankii xagee loo wataa qoryaha iyo gawaarida asagoo kudhegahadlaya madasha mucaridka

Tuugii Darawalka katarabilka ahaa mawaxuu soo celyey Shekadii Misaajidka? War tuugaan misajidka kaceliya, ilaahey hada t...
03/10/2025

Tuugii Darawalka katarabilka ahaa mawaxuu soo celyey Shekadii Misaajidka? War tuugaan misajidka kaceliya, ilaahey hada taqanaan. kawarama qarniga 20tanad hadii tuug masaajid kaqud beynayo. Wlhi Axaadithta Nabimixamd SCW Waxey kahadlaan oo live ah ayaan dawanaa malinkasta.

Ahmed madobe h**e wuxuu uyiri xasan shekh in uu isoo xiro waxaa kadhaw in aan anigu soo xiro. Maalintaa waa lala yabanaa...
01/10/2025

Ahmed madobe h**e wuxuu uyiri xasan shekh in uu isoo xiro waxaa kadhaw in aan anigu soo xiro. Maalintaa waa lala yabanaa Ahmed madoobe lkin manta ayaa la arkaa xasan oo kismanyo udhumanaya. Si uu iskaga tuugtuugo ahmed madobe.

Yaa rusheeg ah ahmed iyo xasan shekh?

28/09/2025

Xasan wali dhulbookii wuu wadaa Hodan iyo wardhigley-Sinaay dadkii wali waa cabanayaan.

Intakale Madherge xasan sheekh ayaa udaaran.

27/09/2025

Xasan shekh in uu wax xado waa lagu ogaa lkin in uu wax boobo ayuu kudarsaday, dadkuna uma baran in laboobo lkin in madaxdu xado ayey laqabsadeen.
Dhibtu waa intaas.

25/09/2025

Xasan waxuu leefleefaa ninkii sanka kagaraaca sida axmed madoobe.

Ahmed madobe waxkasta oo uu shegtay waa loo ansaxinayaa maalmaha soo socda. Hada waa ninkii uu warqada ujaray ee uu yiri hala soqabto in heblaayo Jubaland 😂😂

Rag waa iska dhicin😂

24/09/2025

Xasan USA ayuu rabaa in uu usheego Somalia waa nabad waxaana donayaa in aan dorasho qof iyo coda kaqabtoee igu tageera, waa kufahmeen agasima waxeed bey usoo direen waxeyna kudhaheen siyaasinta Somalia oo mideysan laimaad ader hadikale iridu waa taase kabax.

24/09/2025

Moryaanta shacabka birmageydadaa garaacaya waa in cadaalada lahorgeyaa waa wax laga yaqyaqsado falalka nocaana, lagauma tilmaamikaro fal dowladeed.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nurdin Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category