Codka Ceeldibir

Codka Ceeldibir kusoo dhawaada Beyjkeena cusub

29/06/2026

Gudoomiyaha dagmada ceeldibir Mahdi Seefle
Ayaa kaqeyb galay munaasabad lagu Xusaayo Shuhadadii ku shahiiday Dagaalka Khawaarijta ee Koofurta Gobolka Mudug, iyadoo sanadkaan ay ka qeybgaleen masuuliyiinta inta badan deeganada Gobolka Mudug iyo Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed..

Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Hobyo, Mudane Xasan Cabdi Dheere, iyo masuuliyiin kale ayaa si diirran loogu soo dhaw...
19/06/2026

Musharrax Golaha Deegaanka Degmada Hobyo, Mudane Xasan Cabdi Dheere, iyo masuuliyiin kale ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay xarunta Urur Siyaasadeedka Towfiiq ee gobolka Mudug.

Soo dhaweynta ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Ururka Towfiiq ee gobolka Mudug, masuuliyiinta ururka ee magaalada Gaalkacyo, garabka dhalinyarada, musharraxiin u tartamaya kuraasta Golaha Deegaanka, iyo marti sharaf kale.

Masuuliyiintii ka hadlay munaasabadda ayaa bogaadiyay doorka musharraxiinta iyo dadaallada ay ugu jiraan ka qeyb qaadashada geeddi-socodka dimuqraadiyeynta iyo horumarinta dowladnimada hoose. Waxay sidoo kale adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in bulshada ay door muuqda ku yeelato doorashooyinka goleyaasha deegaanka.

Dhankiisa, Mudane Xasan Cabdi Dheere ayaa uga mahadceliyay madaxda iyo xubnaha Ururka Towfiiq soo dhaweynta diirran ee loo sameeyay, isaga oo sheegay inuu ka go’an yahay u adeegidda shacabka degmada Hobyo iyo ka shaqeynta horumarka deegaanka haddii loo doorto xubinnimada Golaha Deegaanka.

Kulankan ayaa qeyb ka ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Mudug, iyadoo musharraxiinta iyo ururrada siyaasadeed ay sii xoojinayaan ololahooda ku aaddan doorashooyinka goleyaasha deegaanka.

06/06/2026

Hadal jeedintii
Oo ah musharax utaagan xilka Golaha deeganka
Dagmada Hobyo ee gobolka mudug

19/05/2026

Waxaa shalay Galab kulan casriye ah ku kulmay
Madax sare oo ka socotay Jaamacadda Modern oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Jaamacadda iyo dhalinyarada aqoon yahankaah
ee dagmada ceeldibir ee bariga gobolka mudug

18/05/2026

Dagmada ceeldibir saakay wax weyn
baa soo socda 👁 isha ku hay

18/05/2026

Gabdhaha Ceeldibir Gobweeye ✅️

16/05/2026

Waa Soodhaynti Musharax Xildhiban Golaha wakiilada Galmudug Magalada Ceel.dibir ee gobolka mudug

Ceeldibir shalay wey Hadashay Waxaa siweyn loogu soodhaweyay dagmada ceeldibir Musharax Xildhiban Golaha wakiilada Galmu...
15/05/2026

Ceeldibir shalay wey Hadashay

Waxaa siweyn loogu soodhaweyay dagmada ceeldibir Musharax Xildhiban Golaha wakiilada Galmudug
Shalay looma kala Harin Reer Ceeldibir

15/05/2026

"Warbixin
Waxaa maanta degaanka xaaro sidiiran loogu soo dhaweyay mushrax xildhiban golaha wakilada galmudug axmed maxamud xaashi
Soodhawaynta ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhamaan bulshada ku dhaqan deegaanka xaaro. see more

Sawiro Waxaa maanta degaanka xaaro sidiiran loogu soo dhaweyay mushrax xildhiban golaha wakilada galmudug axmed maxamud ...
15/05/2026

Sawiro
Waxaa maanta degaanka xaaro sidiiran loogu soo dhaweyay mushrax xildhiban golaha wakilada galmudug axmed maxamud xaashi
Soodhawaynta ayaa waxaa kasoo qaybgalay dhamaan bulshada ku dhaqan deegaanka xaaro.

Address

85 WHITEHALL Road
Birmingham
B219AY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Ceeldibir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category