Madal TV

Madal TV madal waa meel & waqti mucayina

Degdeg golaha wakiilada dowlad goboleedka waqooyi Barri oo lagu dhawaaqey saqdii dhexe ee xaley .
17/08/2025

Degdeg golaha wakiilada dowlad goboleedka waqooyi Barri oo lagu dhawaaqey saqdii dhexe ee xaley .

16/08/2025
16/08/2025

Wasiir mahamud ahmed mohamed xus wanaagsan iyo sanad guuro wacan

15/08/2025

Hees macaan wadani salaad darbi

15/08/2025

Xaflada sanadguura¹qlqlsqs0p0pp

15/08/2025

Kulan casho sharaf ee madaxweynaha galmudug usameeyey qeybaha bulshada ugu muhiimsan

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Biyaha Galmudug, Mudane Abdulqadir Shire Galbeyte, ayaa hadimo sharafeed ku maamuusay siyaas...
15/08/2025

Wasiirka Wasaaradda Tamarta Biyaha Galmudug, Mudane Abdulqadir Shire Galbeyte, ayaa hadimo sharafeed ku maamuusay siyaasiyiinta, ganacsatada, odayaasha dhaqanka iyo dhallinyarada beesha Sacad ee ka qeyb galay Xuska 19-aad ee Aasaaska Dowlad Goboleedka Galmudug, oo 14-kii Aug ka dhacdey caasimadda Galmudug Dhuusamareeb.

Intii lagu guda jiray kulanka, Martidda ayaa waxay u mahadceliyeen Wasiirka dadaalka iyo hoggaanka uu muujiyey, gaar ahaan mideynta bulshada uu kasoojeedo.

Ugu danbeyntii wasiir kuxigeenka wasaarada caafimaadka ayaa kamahadceliyey casumaada wasiirku ufidiyey beeshiisa waxuuna dhiirogaliyey kulamada dhuucaas ee bulshada. layskugukeenaya .

14/08/2025

Address

Eastleigh

Telephone

+254714070612

Website

https://www.youtube.com/@Madalpage

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madal TV:

Share