Dhamays Media Production

Dhamays Media Production Shabakada Wararka ee dhamaysnews.com Waa Shabakad ay ka haw-lgalaan Dad aqoon durugsan u leh arrimaha warbaahinta Iyo Dhaqanka Soomalidda.

Nagu Saabsan

Shabakada Wararka ee Dhamaysnews.com Waa Shabakad Warbaahineed Oo ka mid ah Shabakadaha ku hadla Afka Soomaliga, Waana mid Sii Xoojinaysa Tabinta wararka, dhacdooyinka dhabta ah iyo Aragtiyaha Saxda ah ee ku salaysan dhaqanka wanaagsan ee ay leedahay Ummadda afka soomaliga ku hadasha,

Ujeeddoyinka Ugu Waa weyn ee loo aas aasay shabakadan warbaahineed waxa ka mid ah Ilaalinta Diinta Islaamka, Danta-guud Iyo Dareenka Bulshada.

22/11/2025

Somaliland Oo Laga Cabsi Qabo Kacdoon Shacab & Sababta

War Hurdada u Diiday Madaxtooyada Somaliland Oo Gabiley ka soo dhacay
22/11/2025

War Hurdada u Diiday Madaxtooyada Somaliland Oo Gabiley ka soo dhacay

War Hurdada u Diiday Madaxtooyada Somaliland Oo Gabiley ka soo dhacayDhamays Media Production' Waa mid ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn warbaahinta Somalilan...

22/11/2025

"Banka Wajaale Jibriil Abokor ayaa Gacanta Ku Qabsaday..." Xildhibaan Axmed-Inni

22/11/2025

"Pharo Waddo Qardajeex ah ayay Martay Mashruucaasina...." Dhalinyarta Gabiley

22/11/2025

"Madaxweyne Maalgashigu Yaanu Khasaare Keenin..." Ex- Wasiir Cabdiwali

22/11/2025

"Hadii Baaqayaga Xukuumadu Dhagaysan Waydo Dadka Deegaanku..." Xil. Cabdikariim Maxamed

22/11/2025

"Xukuummadda Somaliland Banka Wajaale Kuma Wareejin Karto Shirkad..." Xil. Maxamed Cismaan

20/11/2025

Shirkadda Somtel Oo Daah-Furtay Abaal-marin Cusub Oo Ay Ku Jiraaan In Ka Badan 15,000 Hadiyadood Iyo Qiimo Dhimis Balaadhan Oo Lagu Sameeyay Qalabka Lagu Istcimaalo Internetka.

19/11/2025

"Shacabka Somaliland Ha U Diyaar-garowbaan Aqoonsiga..." Dr. Qodax

Address

Flat 2, 75 Cecil Road
Heston
W38RS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhamays Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhamays Media Production:

Share