13/12/2025
DAAWO: Xassan Shiikh oo qaatay kaarka codeynta doorashada G/Banaadir+SAWIRRO
Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud ayaa manta kaarkiisa codeynta ka qaatay degmada Warta nabada oo uu markii h**e iska diiwaan geliyey. Doorashooyinka goleyaasha degaanka degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la filayaa iney 25ka bishan ka dhacaan magaalada Muqdisho sida uu sheegay guddiga door...