Aabe Dhuux

Aabe Dhuux SOMALINIMADU HA SAREYSO
Adigo qabil igula saxiba waxa ka wanagsan adigo somalinimo igula saxiba

17/08/2023

Live🚬👀

15/08/2023

Mid idoora ayaan gaadhi jiidhsiin gadhay maanta

15/08/2023

Live👀
So lapasho

Warcusub:“Xamar kuligood anaa w*** haday wax igala maqan yihiin kuligood hada hala laabteen,anigu wiil Majeerteena ahay ...
08/08/2023

Warcusub:“Xamar kuligood anaa w*** haday wax igala maqan yihiin kuligood hada hala laabteen,anigu wiil Majeerteena ahay oo dawladda puntland iska leh”

Hoobalka Sharma boy oo muuqaal soo duubay ayaa sidaa yidhi. sidee u aragtaa? Faalo ka dhiibo.

Dhacdo Naxdin leh.5 ardey oo dugsi Qur'aan dhigta ayaa xalay Aano-qabiil loogu diley xuduudda Gobolka Galgaduud iyo Dowl...
08/08/2023

Dhacdo Naxdin leh.
5 ardey oo dugsi Qur'aan dhigta ayaa xalay Aano-qabiil loogu diley xuduudda Gobolka Galgaduud iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida

𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚:- Shan ( 5 ) Caruur ah oo arday ah uguna wayn yahay 13 sano jir ayaa Xalay Maleeshiyo Beeleed Hubaysan Waqti Dhe...
08/08/2023

𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚:- Shan ( 5 ) Caruur ah oo arday ah uguna wayn yahay 13 sano jir ayaa Xalay Maleeshiyo Beeleed Hubaysan Waqti Dhexe ku Dilay Deegaanka Hoos-taga Qabalaha Qorof ee Santarka Kaxandhalle Degmada Gallaadi

Caruurta oo kasoo Tagay Sida aan Xogta ku Helay Goob aroos lagu dhigaayay ayaa Seexday Agagaarka Dugsi Qur'aan oo ay Dhiganayeen Waxaana Goobtaas ugu Yimid Maleeshiyaadka Falkaan Gaystay oo Halkaas ku Dilay.

07/08/2023

Marqaan aduun

WAR DEG DEG Ah:Dab xoogan ayaa qabsaday suuqa magaalada wajaale Gurmad dag dag ah ayaa lo baahan yahay
01/08/2023

WAR DEG DEG Ah:

Dab xoogan ayaa qabsaday suuqa magaalada wajaale
Gurmad dag dag ah ayaa lo baahan yahay

Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.6 ayaa ka dhacay Caasimadda Eritrea ee Asmara.  abaaro 20:15  caawa (August 1.)  Ma jiraan...
01/08/2023

Dhulgariir cabirkiisu yahay 5.6 ayaa ka dhacay Caasimadda Eritrea ee Asmara. abaaro 20:15 caawa (August 1.) Ma jiraan warar degdeg ah oo sheegaya khasaare dhimasho ama dhaawac.
Sida ay sheegtay dawladda waddankaasi.

Waxey noqotay qofka ugu dambeeya ee dhamaan gabdhaha ordayay. Gabadhii Somalia 🇸🇴 ku mataleeysay tartanka orodada aduunk...
01/08/2023

Waxey noqotay qofka ugu dambeeya ee dhamaan gabdhaha ordayay.

Gabadhii Somalia 🇸🇴 ku mataleeysay tartanka orodada aduunka ee dalka China ka dhacay ayaa Guuldareeysatay.

Tima jare ku yaala Muqdisho "
31/07/2023

Tima jare ku yaala Muqdisho "

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aabe Dhuux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share