Wariye Maxamed Tallman

Wariye Maxamed Tallman Journalist Covering global news, Climate, displacement, human Rights & Social Justice.

31/10/2025

Sooomaaliyeeey Qoyskaaan Aan Ka GaaRno- Sii Faaafi 🚨

29/10/2025

Moooskiii Soomaaliya- War Cusub ayaaa Ka Yimide Siii Faaafi Muuqaalkan

29/10/2025

Iskuulada Ugu Horumarsan Kenya- Rabaani Group of Schools ee Nairobi

28/10/2025

Maxaad ka Ogtahay Ardayda Dhagoolada Ee Kaalinta Koowaad ka Galay Waxbarashada Dalka Kenya- Rabaani Group of Schools ee Nairobi

27/10/2025

Muuqaalka soomali weyn ayaa iska leh Meel Fog Gaarsii

26/10/2025

Soomaaliyeey Qeylo-dhaantan Meel Fog geeya- Xanuunka Xameytida

Warka Habeenimo- 24-10-2025
24/10/2025

Warka Habeenimo- 24-10-2025

MAREYKANKA Oo Dhabarka Ka JABIYAY ERDOGAN- Xiisada Oo Faraha Ka BAXDAY- Shiinaha SIR CULUS AYUU KEENA ...

24/10/2025

Maxaa ka Dhacay Garoonka Dubai

23/10/2025

Somaaliyeeeey Sirtan Uu La Yimid Captan Ibrahim Treore Waa Mid Maanta Aan U Baahanhay- SIII FAAFI

Cajiib, Nairobi oo qura ah laga helaa gabar soomaaliyeed oo labis muslim xiran hadana gaal mooto la saaran.  bal ka wara...
23/10/2025

Cajiib, Nairobi oo qura ah laga helaa gabar soomaaliyeed oo labis muslim xiran hadana gaal mooto la saaran.

bal ka warama hadii mooto bajaajta Soomaaliya oo dhan laga isticmaalo ay reer Nairobi ku badalaan midaan raga loogu talo galey halkaasna foolxumadaan ay nooga harto.

Bal arintaan foolxumada badan ha la iska wareysto Soomali Maxamedey.

WQ.Macalin Fartun.

Waxaa la baafinayaa Bashir Abdinasir Jeexoow oo  la waayay maanta Duhurkii 12-PM markii dugsiga Quraanka kasoo baxay Xaa...
22/10/2025

Waxaa la baafinayaa Bashir Abdinasir Jeexoow oo la waayay maanta Duhurkii 12-PM markii dugsiga Quraanka kasoo baxay Xaafadda Islii (Eastleigh) gaar ahaan Ushrika.

Waxaa laga codsanayaa qof walba oo arka inuu ku Hagaajiyo Hooyadiis Maymun Faarax 0795558053 .

0712 868544
0725254349

Warka Galabnimo 21. October 2025
21/10/2025

Warka Galabnimo 21. October 2025

Ciidamada MASAR Awood Laga Cabsado ISR OO Ka Qeylisay, Kulanka Ruushka & MAREYKANKA #...

Address

168 Robert Street
Mogadishu
SE187LZ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Maxamed Tallman posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Maxamed Tallman:

Share