30/11/2023
Saraakiisha Nalaye Ahmedow miyaa la idin sirxay waa aragtaan Hawd difaacoodi weeye xidheen, Gumays difaacoodi weeye xidhaan oo ciidamadoodi baa deegaamadoodi difaacaniya. Idinka maxaa deegaankeeni bilaa difaac ka dhigay oo Team Buurmadow idinku taliniyaan ma aragtaan miyaa maamulkii aynu dhiig iyo maalka u shubnay siduu deegaankiini u dayacay oo ay team Buurmadow baa maamulka walaaqiya. Maanta labo nin ee Nalaye Ahmed ee la dilay iyo ninka la af duubtay baa la idinku caayiyaa waliba ku dad idinku xiga bari hadii deegaankiina oo bilaa difaac la soo galo wallahi dhulbahante iyaga uga soo horeen dadka idinku qosoliya ee waa aragtaan ciidan walba deegaankiisa buu difaacaniya ee deegaankiina iyo shacabkeena difaaca Meesha Taariikh baa qormisa indhaha fura ilmadeeryaal hurada ka kaca. Ahmed E. Osman Karaash