06/07/2025
Dowladda Turkiga ayaa beenisay in ay Isr**l u dhoofiyeen badeecado gaadhaya $393.7 Milyan Dollar, shantii bilood ee ugu horeeyey sanadkan 2025.
Sida warkan ay qortey wakaalada wararka ee Anadol Agency waxa lagu sheegay in warkaasi yahay mid been abuur ah .