Somali Cable News

Somali Cable News Somali Cable News waa qeyb kamid ah Warbaahinta Somali Cable.

06/09/2026

DEG DEG: Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir oo riday Xukun iyo Go'aan Xasaasi ah.

06/09/2026

Warbixin: Raaga Ceelaa la Rogaa, ma rabtaa Rooti iyo Caano | Sheekada ka dambeysa oraahdan caan baxday.

Wariye Cabduqaadir Indhooy ayaa warbixintan ku eegaya.

05/09/2026

Reuters: Trump oo dib u eegis ku bilaabay beddelka ku-xigeenka Xoghayaha Difaaca.

Wariye Maxamed Cabdiqani Salaad ayaa ka waramaya.

05/09/2026

"Taliye Shub iyo Lafta Gareen dowladda ma dhihin waa argagixiso, dowladda shaqo kuma lahan wixii ka dhacay Dooloow"

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdifataax Qaasim

05/09/2026

WARIYAHA & MUUSE SUUDI "Shalay Farmaajo ayaa Mucaaradka ku aheed laguma weerarin,

Wariye adigoo kale ah waa in la xiraa" Senator Muuse Suudi

05/09/2026
05/09/2026

"Dooloow Diyaarad Drone ah ayaa lagu duqeeyay, Xasan Sheekh hadii aan leyska qaban..."

05/09/2026

"Nin General ah oo soo shaqeeyay in Xasan Sheekh Gantaal ku tuuro, reer Koonfur Galbeed ha tashtaan..."

05/09/2026

Xildhibaan Caana-Nuug oo si adag uga hadlay Duqeyntii lala beegsaday Taliye Shub.

Address

707 CROWN HOUSE
London
NW107PN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Cable News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Cable News:

Shortcuts

Share