Codka Sare

Codka Sare CS NEWS waa warbaahin madax-bannaan oo casri ah, taas oo u heellan in ay beddesho qaabka wararka loo arko, loo tebiyo, loona dareemo.

Waxaa saldhig u ah hal-abuur iyo daah-furnaan.

25/10/2025

Ninkaan waxbaa helay!

25/10/2025

Waa muuqaal ku dhiiri galin doona?

25/10/2025

Maxaad ii ogoshahay? Fariin run ah.

24/10/2025

Fariin ku socota dhalinyarada!

Magaciisa ma taqaanaa?Soo sheeg
24/10/2025

Magaciisa ma taqaanaa?
Soo sheeg

24/10/2025

Wasiirada Soomaaliya waa ninkaan oo miiran

22/10/2025

Xil dhibaan afartii sano dhuumanaaay oo codka ka soo doontay shacabkii uu matalayay ayaa la kulmay aflagaado hhh

Baydhabo in ay tagaan ayaa loo diiday,
21/10/2025

Baydhabo in ay tagaan ayaa loo diiday,

Hambalyo maalinta calanka soomaaliyeed 12 October πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
12/10/2025

Hambalyo maalinta calanka soomaaliyeed 12 October πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

11/10/2025

Biilka halaga jaro qoraxjoogta ayuu taaganyahay warsame.

Allaha u naxariistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Fartuun Cumar oo ka m...
10/10/2025

Allaha u naxariistee waxaa dalka Mareykanka ku geeriyootay fanaanadii caanka ahayd ee Soomaaliyeed Fartuun Cumar oo ka mid ahayd dhalinyaradii fanka ku biirtay ku dhawaad 20 sano ka hor in kasto markii dambe ay ka fadhiisatay.

Fanaanada ayaa la sheegay in bilihii ugu dambeeyay ay xaallad caafimaad u jiiftay isbitaal ku yaalla magaalada Minneapolis .

Aan u wada duceyno.

Xayn daabkii lagu wareejiyay suuqa siinay waxaa burburiyay shacab caraysan oo sheegay in laga bara kiciyay dhulkaan.
10/10/2025

Xayn daabkii lagu wareejiyay suuqa siinay waxaa burburiyay shacab caraysan oo sheegay in laga bara kiciyay dhulkaan.

Address

Middlesex Road
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Codka Sare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Codka Sare:

Share