Abdirizak Rooraaye

Abdirizak Rooraaye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirizak Rooraaye, London.

🚨 Farriinta Beesha CaalamkaEe Dhinacyada Dagaallamay la gaarsiiyay.
05/06/2026

🚨 Farriinta Beesha Caalamka
Ee Dhinacyada Dagaallamay la gaarsiiyay.

Dad badan oo Aniga kamid ah  ayaa rumeysan in Farmaajo uu mas’uul ka yahay soo bixitaankii Xasan Cali Kheyre ee siyaasad...
05/06/2026

Dad badan oo Aniga kamid ah ayaa rumeysan in Farmaajo uu mas’uul ka yahay soo bixitaankii Xasan Cali Kheyre ee siyaasadda sare, isla markaana saameynta go’aankaas ay weli ka muuqato siyaasadda Soomaaliya.

3 Juun 2026 Waxuu sabab u noqday 13 qof oo dhimasho ah , halka 189 kale ay ku dhaawacmeen !!

05/06/2026

Beesha Caalamka weli way xanaaqsanyihiin. Waxaa suurtogal ah in Somaliya laga jarto lacagaha. Dowladda waa inay balanqaad sameyso.

05/06/2026

🚨 Ghana iyo Nigeria ayaa bilaabay inay dadkooda kala baxan South Africa. Aaway Soomaliya masuliyintoda. 30 June dilal aya qorsheysan

05/06/2026

Ghana iyo Nigeria ayaa bilaabay inay dadkooda kala baxan South Africa. Aaway Soomaliya masuliyintoda. 30 June dilal aya qorsheysa

🔴 13 Qof Oo Ku Geeriyooday Dagaalladii Muqdisho, In Ka Badan 12,500 Qoysna Way Barakaceen.Hay’adda Qaramada Midoobay u q...
05/06/2026

🔴 13 Qof Oo Ku Geeriyooday Dagaalladii Muqdisho, In Ka Badan 12,500 Qoysna Way Barakaceen.

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in dagaalladii ka dhacay Muqdisho labadii habeen ee la soo dhaafay ay sababeen khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo barakac.

Sida ay hay’addu sheegtay, ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay, halka 189 kale ay ku dhaawacmeen dagaalladaas.

UNHCR ayaa sidoo kale xaqiijisay in in ka badan 12,500 qoys ay ka barakaceen guryahoodii, iyagoo ka cararay colaadda iyo xaaladaha amni darrada ah ee ka dhashay iska horimaadyada.

Hay’addu waxay muujisay walaac xooggan oo ku saabsan saameynta colaadda ay ku yeelatay shacabka rayidka ah, waxayna ku baaqday in la ilaaliyo dadka nugul iyo in xal nabadeed lagu dhammeeyo khilaafaadka jira.

🔴Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda khudbad u jeediyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka had...
05/06/2026

🔴Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda khudbad u jeediyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo ka hadli doona xaaladda guud ee dalka iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu ku dhawaaqi doono in ay weli furan tahay gogoshii wada-hadalka iyo dib-u-heshiisiinta, isaga oo ugu baaqi doona dhammaan dhinacyada siyaasadda inay ku xalliyaan khilaafaadkooda wadahadal iyo is-afgarad.

Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu tacsi u diro qoysaska iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay dhibaatadu kasoo gaartay iska horimaadyadii iyo rabshadihii dhacay maalmihii la soo dhaafay.

Khudbadda Madaxweynaha ayaa si weyn loo sugayaa, iyadoo lagu wado inuu diiradda saaro nabadda, wadajirka ummadda iyo xasilloonida dalka.

🚨 Sababta loo hakiyay Maleeshiyaadkii Shariif ma ahayn arrin siyaasadeed, balse waxay la xiriirtay sugidda amniga Muqdis...
05/06/2026

🚨 Sababta loo hakiyay Maleeshiyaadkii Shariif ma ahayn arrin siyaasadeed, balse waxay la xiriirtay sugidda amniga Muqdisho iyo badbaadada shacabka.

Hay’adaha amniga ayaa si dhow ula socda dhaqdhaqaaqa gaadiidka magaalada, waxaana la ogaaday in lix gaari oo ka mid ahaa kolonyada aysan lahayn summado la aqoonsan yahay, isla markaana aan lagu arag dhaqdhaqaaq gudaha Muqdisho muddo saddex bilood ah.

Taasi waxay keentay in ciidamada amniga ay joojiyaan gaadiidkaas ilaa amar dheeraad ah laga helo madaxda sare ee dalka.

Ciidamadu waxay fuliyeen waajibaadkooda shaqo, mana habboona in lagu dhaleeceeyo gudashada masuuliyadda saaran.

Amniga Muqdisho waa arrin ka sarreysa siyaasadda iyo taageerada shaqsiyaadka.

Qof walba wuxuu xor u yahay fikirkiisa siyaasadeed, balse amniga iyo ciidamada waa hanti qaran oo ay tahay in la wada ilaaliyo.

Ugu dambeyn, gaadiidkii la hakiyay ayaa markii dambe loo oggolaaday inay gudbaan kadib markii la dhammeystiray hubinta amniga, waxaana arrintaas lagu xalliyay is-afgarad iyo wada-qanacsanaan.

05/06/2026

🚨

05/06/2026

Shiikh Shariif Waa isku soo dhamaaday ✅

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Rooraaye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirizak Rooraaye:

Share