Somali Now

Somali Now Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Now, London.

๐Ÿšจ: Maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen ayaa gantaal ku dhuftay Al-Tuwal, laba qof ayaa ku dhaawacmay, masaajid iyo dhismaya...
12/09/2026

๐Ÿšจ: Maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen ayaa gantaal ku dhuftay Al-Tuwal, laba qof ayaa ku dhaawacmay, masaajid iyo dhismayaal kalena waa ay waxyeelloobeen.

Haddii aad dhaxasho guri weyn iyo 200 neef oo xoolo ah, kee ayaad iibin lahayd marka h**e haddii lacag degdeg ah kuu baa...
12/09/2026

Haddii aad dhaxasho guri weyn iyo 200 neef oo xoolo ah, kee ayaad iibin lahayd marka h**e haddii lacag degdeg ah kuu baahato?

12/09/2026

Haddii aad leedahay hal guri oo qaali ah ama saddex guri oo kirada laga helo, kee ayaad dooran lahayd?

12/09/2026

Haddii lagu siiyo $1 million, laakiin lagaa mamnuuco inaad dibadda Soomaaliya/Somaliland uga baxdo inta noloshaada ka dhiman โ€” ma qaadan lahayd? Sabab?

Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay haystaan gantaallo kala duwan oo qaarkood gaari kara ilaa 800 KM, taas oo kordhis...
11/09/2026

Xuutiyiinta Yemen ayaa la sheegay inay haystaan gantaallo kala duwan oo qaarkood gaari kara ilaa 800 KM, taas oo kordhisay awooddooda militari.

Hubkan waxaa ka mid ah gantaallo dhulka iyo badda lagu weeraro, iyadoo qaar badan lala xiriiriyo Iran. Awooddan ayaa Xuutiyiinta ka dhigaysa khatar weyn oo saameyn karta ammaanka Badda Cas iyo Bab al-Mandab.

Si kastaba, xogta ku saabsan noocyada, halka ay ka yimaadeen iyo masaafada qaar ka mid ah gantaalladan weli ilo kala duwan ayaa siyaabo kala duwan u sheegaya.

Aabe Soomaaliyeed ayaa carruurtiisa baraya in askariga Qaranku uusan qabiil gaar ah metelin, balse uu u adeego oo difaac...
11/09/2026

Aabe Soomaaliyeed ayaa carruurtiisa baraya in askariga Qaranku uusan qabiil gaar ah metelin, balse uu u adeego oo difaaco dhammaan shacabka Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Aabe Soomaaliyeed ayaa carruurtiisa baraya in askariga Qaranku uusan qabiil gaar ah metelin, balse uu u adeego oo difaac...
11/09/2026

Aabe Soomaaliyeed ayaa carruurtiisa baraya in askariga Qaranku uusan qabiil gaar ah metelin, balse uu u adeego oo difaaco dhammaan shacabka Soomaaliyeed. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

ASKARIGA QARAN QABIIL MA LAHAN โ€” WUXUU U ADEEGAA SOOMAALI OO DHAN
11/09/2026

ASKARIGA QARAN QABIIL MA LAHAN โ€” WUXUU U ADEEGAA SOOMAALI OO DHAN

Shariif Sheekh Axmed ayaa ballanqaad adag u sameeyay beesha uu kasoo jeeday askari Axmed Shire, isagoo sheegay in raggii...
10/09/2026

Shariif Sheekh Axmed ayaa ballanqaad adag u sameeyay beesha uu kasoo jeeday askari Axmed Shire, isagoo sheegay in raggii dilka geystay la horgeyn doono caddaaladda.

Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay dilkii askari Axmed Shire, wuxuuna tacsi u diray qoyskiisa. Sidoo kale,...
10/09/2026

Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay dilkii askari Axmed Shire, wuxuuna tacsi u diray qoyskiisa.

Sidoo kale, wuxuu sameeyay ballanqaad adag oo ah in raggii dilka geystay la horgeyn doono caddaaladda.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Now posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Now:

Shortcuts

Share