Hawlkar media

Hawlkar media Waxaad ugu timaadaa warar sugan oo xaqiiq ah maadadaalo diini Iyo waxyaabo badan ood jeclaysan doont

DEG-DEG 📢6 qof ayaa dhimatay 5 kalana waa dhaawac kadib markii maleeshiyo beeleed hubaysan ay weerar ku qaadeen dad shac...
28/10/2025

DEG-DEG 📢
6 qof ayaa dhimatay 5 kalana waa dhaawac kadib markii maleeshiyo beeleed hubaysan ay weerar ku qaadeen dad shacab ah oo u naq raacay roobka tuulada Miirkaynaan oo katirsan Degmada Shilaabo ee gobolka Qorraxey.

Weerarkan ayaa waxaa soo qaaday sida naloo xaqiijiyay maleeshiyo beeleed ka soo talaabay xadka deegaanka uu la wadaago soomaaliya,dhawaan ayay hayd markii ay sidan oo kale ay maleeshiyaadkani ay dad ugu laayeen Tuulada Dalanbiya oo isla aagaa kutaala.

28/10/2025

ceeb ayeey kugutahay
inaad Dhaafto saliga
Nabigeena SCW👇

Qofkii dabaqa ka soo dhacay oo la garan la'yahay. wuxuu yaalaa kaaraamardha
23/04/2025

Qofkii dabaqa ka soo dhacay oo la garan la'yahay. wuxuu yaalaa kaaraamardha

23/04/2025

Garaad kulmiye Soo si adag ula hadlay ONLF una sheegay inay joojiyaan weerarka warbaahinta la isu marinyo

Waa wiil shil galay hadana como ku Jira oo cid garata lawaayey hadda wuxuu yaala Referalka magaalada jigjiga fadlan shar...
23/04/2025

Waa wiil shil galay hadana como ku Jira oo cid garata lawaayey hadda wuxuu yaala Referalka magaalada jigjiga fadlan share garee

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hadda kudhawaaqay in Maamulka SSC-Khaatumo uu kaqeybgeli  doono, Shirka Madasha ee ma...
13/04/2025

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa hadda kudhawaaqay in Maamulka SSC-Khaatumo uu kaqeybgeli doono, Shirka Madasha ee madaxda dowlad goboleedyada ee Muqdisho kadhici doona. Hadalkan waxa uu Hamza Abdi Barre kasheegay dhismaha baarlamaanka SSC-Khaatumo dhexdiisa

Boosas shaqo oo godey ah
13/04/2025

Boosas shaqo oo godey ah

13/04/2025

Magaaladii Qabridahar ahayd oo rooban Masha Allah share gareeya nimcada rabbi

Isu soo bixii  ugu waynaa  abid ee lagu taageerayo Qazza oo ka dhacay caasimada dalka bangalaadiish .MaashAllaaah maasHa...
13/04/2025

Isu soo bixii ugu waynaa abid ee lagu taageerayo Qazza oo ka dhacay caasimada dalka bangalaadiish .
MaashAllaaah maasHallaaah mashAllaah .
Qazaaaay qalbigaan kugu haynaa Alle ha kuu gargaaro .

13/04/2025

Waxyaabihii uu xisbiga PP uu ubalanqaaday degmada boodalay ee Gobalka qoraxay waxyaabihii ka qabsoomay waxaana ka warbixinaya Mudane C/raxmaan Axmed Xasan, Madaxa Arrimaha Siyaasadda iyo Kobcinta Awooda ee xarunta dhexe ee Xisbiga Barwaaqo laantiisa DDS

Address

London

Telephone

+442037691834

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hawlkar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hawlkar media:

Share