07/08/2026
Maanta magaalada Dhuusamareeb, Wasiirkii h**e ee Madaxtooyada Galmudug, Cumar Shido, ayaa hoygiisa ku martigeliyey kulan qado-sharaf ah oo uu u sameeyey Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug Liiban Ahmed Xasan, iyo marti sharaf ka kala socotay Labada Gole ee DFS iyo kuwa Galmudug.
Kulanka ayaa ahaa is-xog-wareysi iyo kala warqadasho.