KOW TV

KOW TV KOW TV is on a mission to CREATE, INSPIRE, INFLUENCE, and CHANGE MINDS for a better tomorrow!

11/09/2026

"Madaxwayne dalka waad ka maqnayde dastuurka samayntiisa dhib ayaa loo soo maray.." Xisbiga Kaah

05/09/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si nabad ah uga degay Washington D.C.

 : Soo Dhawayntii Madaxwayne Cirro Ee  dalka maraykanka 🇺🇸
05/09/2026

: Soo Dhawayntii Madaxwayne Cirro Ee dalka maraykanka 🇺🇸

Garyaqaankii Guud ee Qaranka JSL ayaa is casilay.Prof Maxamuud Xuseen Faarax, ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii uu Madaxwa...
05/09/2026

Garyaqaankii Guud ee Qaranka JSL ayaa is casilay.
Prof Maxamuud Xuseen Faarax, ayaa ka mid ahaa masuuliyiintii uu Madaxwayne Cirro u magacaabay xilalka maalmo ka hor

05/09/2026

Gudoomiye Maxamuud Xaashi oo booqday qoyska Abwaan Jiheeye

05/09/2026

: Madaxwayne C/raxmaan Cirro oo hadda gaadhay dalka maraykanka

05/09/2026

Degdeg: Wararkii u dambeeyay ee safarka Madaxwayne Cirro iyo faahfaahinta Xukuumadda

03/09/2026

Documentary | Heerka shaqo la'aanta iyo korodhka Ardayda Jaamacadaha

-posted

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Xeryaha Ciidanka iyo Cusbitaalka BurcoTaliyaha Ciidanka ...
03/09/2026

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo Kormeeray Xeryaha Ciidanka iyo Cusbitaalka Burco

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka mid ah xeryaha Ciidanka Qaranka ee magaalada Burco, gaar ahaan Taliska Qaybta 12-aad.

Taliyaha ayaa kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qaybta 12-aad, isagoo ka xog-waraysatay xaaladda guud ee taliska, isla markaana dhagaystay warbixinno ku saabsan hawlaha iyo xaaladda ciidanka.
Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug ayaa sidoo kale booqday Cusbitaalka Ciidanka Qaranka ee Burco, halkaas oo uu indho-indheeyey qaybaha kala duwan ee cusbitaalka iyo adeegyada caafimaad ee ay helaan ciidamada.

Taliyaha ayaa sheegay in Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka ay ka go’an tahay horumarinta iyo tayeynta adeegyada caafimaad ee ciidamada, si loo xaqiijiyo in ay helaan adeegyo caafimaad oo hufan.

Dhinaca kale, Taliyaha Ciidanka Qaranka ayaa kulan la yeeshay Guddida Nabadgelyada Gobolka Togdheer, iyagoo ka wada hadlay xoojinta nabadgelyada iyo sidii loo sii adkayn lahaa wada shaqaynta Ciidanka Qaranka iyo hay’adaha amniga ee gobolka.

03/09/2026

Muuqaal: Madaxwaynah JSL oo safar ugu baxay dalka Maraykanka

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KOW TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to KOW TV:

Shortcuts

Share