SomaliLeaks

SomaliLeaks Please Follow our page.

20/07/2024

Markey burburtay Dowladdi dhexe ee soomaaliya kadib shirki ugu horeyay ee Dowlad dhiska Soomaliya ee ugu qiimaha badnaa wuxuu aha Jabuuti carta.

Laga soo bilaabo Dowladi lagu soo dhisay Carta ilaa looga baxayay Dowladd kumeel gaar ah beesha D&M waxay lahaayeen Raisal wasaare kuxigeen, hada waxa aan raadineyno waa waxa aan lahen ee naga maqan.

D&M waxay ka maqan yihiin dhamaan Hogaanka hay'adaha fulinta kuwooda ugu muhiimsan, Marka Dooda D&M ay qabaan waa in lagu laabtaa Awood qeybsiga Hay'ada fulinta ee Dalka.

1. Maxkamada Sare
2. Gudomiyaha Banka dhexe
3. Hantidhoorka
4. Immigrationka
5. Xeer ilaalinta
6. Xisaabiyaha Guud
7. Hay'adda Duulista rayidka
8. Agaasimayasha Guud
9. Safiiradda

Waxaan Kula talinayaa dhamaan hildhibanada kasoo jeedo deeganada barwaaqa soo ranka ah in Aysan aqbalin kutumashada awood qeyb sigii baadilka ahaa AA carta 4.5

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomaliLeaks posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share