Cabdirashiid husein

Cabdirashiid husein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdirashiid husein, Social Media Agency, London.

06/09/2026

"Xil yasiin Fareey "oo soo rogaal celiyey Dhulka siinaay lacag laga siin Duminta Tookiyo ka soo horjeedo"

06/09/2026

Qof Xildhibaankiisa gurigiisa duminaayo wax iga galay ma lahan aniga Dayniile leeyahay waana difaacaa dhulkeyga "

Xildhibaan faa,zo jeyte "

06/09/2026

Ragaanu rag baqanaa ma ahan Adaa baqan lahaa Xassan Sheikh Caqli isku yeel

06/09/2026

Hadaa soo nabad kacday adigoo caafimaad qaba Salaada subaxna dukatay Alxamdulillah sooqar,

06/09/2026

Salaada subax Allaha naga aqbalo maalinteena mid kheyr badan oo baraka badan allaha nooga dhigo,

06/09/2026

Raaxo moye rafaad ilaahay kuma tuso hadaad soqorto scw

05/09/2026

Burburintaa ujeediin ma ahan Dowladda waa siyaasiyiin iyo ganacsato dad kooda dhacaaya "

05/09/2026

Dayniile Cagafta gaari meyso Anaga iyo Xasan Sheikh waa heshiinay dhunlkeena la dumin maayo"

05/09/2026

Amni darada muqdisho waa guryaha Obasiibka ah hala dumiyo" Xil qaali shire"

05/09/2026

Dowladda dhulka ayadaa leh cidii ay rabto siinee cidey rabina wey ka duminee"Xil Yaasiin Fareey

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirashiid husein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share