Abdullaahi Ahmed Catoosh

Abdullaahi Ahmed Catoosh Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdullaahi Ahmed Catoosh, Media/News Company, London.
(1645)

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xaqa fahmay ayaa Xildhibaan Aweeys umagacaabay xil loo baahnaa in mar h**e loo magacaabo.Hamb...
24/11/2025

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Xaqa fahmay ayaa Xildhibaan Aweeys umagacaabay xil loo baahnaa in mar h**e loo magacaabo.

Hambalyo saaxiib nin Dagaalka argagixisada Daacad ka ah ayaad tahay.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

Hubka 2 qolo oo kaliya ayaa loo ogolyahay, Dowlada iyo kooxda AS.Waxaa sidaas yiri wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhi...
24/11/2025

Hubka 2 qolo oo kaliya ayaa loo ogolyahay, Dowlada iyo kooxda AS.

Waxaa sidaas yiri wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga soomaaliya Wasiir Cumar.

Oo in Kooxda AS hub dowladu u ogoshahay illeyn maba ogeeyn?
Abdullaahi Ahmed Catoosh

23/11/2025

Magaraneeysaa madaxweynihii isaga oo xukunka jooga muqdisho hooyo soomaaliyeed eey gaajo darteed ugu geeriyootay?!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

23/11/2025

Digniina Amni: Laamaha amniga Muqdisho taxadar dheeri ah ha sameeyaan👁️

22/11/2025

Su,aalo eey tahay in la weeydiiyo MD h**e Farmaajo kuwaa oo qoseeya kiisaskii dilalka ahaa ee lagu qaarajiyay Eng Yariisoow iyo ikraan Tahliil!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

18/11/2025

Hay,adda Nisa oo malaayiin dollar lagu bixiyo sanadkii malahan nidaamka Casriga ah ee dabagallada danbiilayaasha { Tracking System } hadaba sabab?

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

13/11/2025

Maxaad ka taqaanaa sooyaalka argagixisanimo ee Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi?

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

09/11/2025

Walaweyn musiibo ayaa ka socota maxeey tahay sababta loo daawanayo? aaway dowladii dalkan uu lahaa?

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

07/11/2025

Maxeey tahay sababta marwalba Mahad Salaad uu xilal sare uga magacaabo hay,adda NISA ragga ka yimaada kooxda AS?

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

06/11/2025

Waxa uu ahaa dilaa dhagar badan, waxa uu ahaa dhiigya-cab weyn, sheeka sirdoon oo cajiib ah!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

04/11/2025

Sidee ayaa loo dilay wiilkii Godane? sheeko sirdoon oo xiiso leh!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

30/10/2025

Mid kamid ah shirqoolladii ugu waa weeynaa ee ka dhacay muqdisho iyo kiis dil ah oo eey ku jiraan cashiro amni!

Fadlan share dheh muuqaalka.
Abdullaahi Ahmed Catoosh

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullaahi Ahmed Catoosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share