Maxamed Deeq

Maxamed Deeq Kusoo dhawoow boggeena Facebook

31/08/2025

Baliyaley mid ka mida kaamamkii... see more

Meel fog baa laga keenay dalkan Somaliland Suuqii hiliblaha, ShiraaqleHargeysa, 1998
31/08/2025

Meel fog baa laga keenay dalkan Somaliland

Suuqii hiliblaha, Shiraaqle
Hargeysa, 1998

Fursad Deeq Waxbarasho ee Ethiopia ahGuddida Tacliinta Sare ee Somaliland waxay ku dhawaaqday 350 deeq waxbarasho sanad ...
30/08/2025

Fursad Deeq Waxbarasho ee Ethiopia ah

Guddida Tacliinta Sare ee Somaliland waxay ku dhawaaqday 350 deeq waxbarasho sanad dugsiyeedka 2025/26. Deeqdani waxay u kala baxaysaa:
Degree (Heerka 1aad) – 200 arday
Master (Heerka 2aad) – 140 arday
PhD (Heerka 3aad) – 10 arday

Shuruudaha guud:

1. Waa in aad haysato kaadhka dhalashada Somaliland (Somaliland National ID).

2. Shahaado sax ah oo dugsiga sare, jaamacad ama heerar kale ku xidjan.

3. GPA ugu yaraan 3.0 (Master & PhD).

5. Inaad diyaar u tahay galitaanka imtixaanka.

Deeqdan waxaa bixiyay Dowladda Ethiopia, waana fursad u furan dhammaan ardayda reer Somaliland.

Ardayda xiisaynaysa fadlan si taxadar leh u akhri shuruudaha oo isu diyaari imtixaanka.

Ka Faa'ideysta ardeyda daneynaysa deeqda waxbarasho.
__________________________

__________________________

29/08/2025

“Isaaqow wax loo heeso ma tihiin, hees bilaa turxaan ah ayaan idiin soo qaaday markaas ayaad meel walba iga soo caayaysaan…” Fanaanka Daa’uud Xanfar

“Maanta waxa ay ii tahay farxad aanan illaaweyn, IIaahayna waxa aan Alle ka baryayaa in Shirkan shirkiisa uu inagu gaadh...
24/08/2025

“Maanta waxa ay ii tahay farxad aanan illaaweyn, IIaahayna waxa aan Alle ka baryayaa in Shirkan shirkiisa uu inagu gaadhsiiyo inaga oo ay wax badani innoo qabsoomeen. ka dawlad ahaan waxa aanu ballan qaadaynaa in Ururka aad ku midaysan tihiin aanu si gaara ula shaqayn doona, isla markaana uu Xafiiskaygu uu idiin furan yahay xili kasta." Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland, Maxamed Cali Aw Cabdi

Maxaa kaa hortaagan inaad Horumar samayso?Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u cel...
24/08/2025

Maxaa kaa hortaagan inaad Horumar samayso?
Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la taaban karo. Halkan hoose waxaa ku xusan 10 waxyaabood oo u baahan inaad naftaada ka joojiso:
1. Jooji in aad dayacdo Salaada iyo guud ahaan cibaadada Alle. Maalin kasta shan waqti waxaan maqalnaa "U kaalaya Guusha" haddii aadan ka jawaabin isla marki, Shanta Salaadood waqtigooda aadan tukan, ma jiro waqti kale aad maareyn karto, mar kastana qofka wuxuu ahaanayaa mashquul aan hadana wax u qabsoomin
2. Jooji inaad naftaada been u sheegto, Khiyaalina aad ku maaweliso. Nolosheenu waxay horumartaa keliya markaan fursadaha ka faa’iideysano, fursada ugu h**eysa uguna daran aan qaadan karno waa inaan nafteena daacad u noqono
3. Jooji inaad wakhti ku lumiso asxaabta xun. – Noloshu way gaaban tahay inaad waqti ku lumiso dad farxada kaa qaada. Kala garo nooca saaxiibada aad leedahay. Saaxiibka xun keliya gadaal buu kuu dhigaa
4. Jooji inaad ka cararto dhibaatada. – Wajah dhibtaada ilaa aad ka xalliso. Ma aha wax sahlan mana jiro qof aduunka dhib la’aan ah. Xaqiiqdii waxaa na soo maraya murugo, kadeed, kufid & dhaawac, Nolosha ayaa sidaa ah. Waxaa la rabaa in la wajaho, la aqbalo, laga feejignaado lana xalliyo. Tani waa waxa kaa dhigaya qofka aad rabto inaad noqoto
5. Jooji inaad mas'uuliyaada naftaada aqbalin, cid kale ku eedayso wixi kaa khaldan, ceebaha dadka kale raadiso, ka dibna aad samayso cambaarayn, caay iyo cillad sheegid joogta ah. Xaqiiqdii tani waxay kaa hor istaagaysaa inaad dantaada mashquul ku noqoto, horumarna aad sameyso
6. Jooji inaad Xaasid noqoto. – Xaasidnimadu waa inaad xisaabiso waxyaabo qof kale Alle ku maneystay aadna uga xumaato, inti aad adiga taada xisaabin lahayd
7. Jooji caajis, wahsi & inaad iska fadhido. – Nafta oo aad siiso firaaqo badan ay isaga fadhido, ku fakirto ama hawl kuu taalay aad ka wahsato waxay horseedaan burbur & fasahaad. Ku mashquuli nafta shaqo, wax aqris & sameyn

Deero yar ayaa Maalinkii ninka Kaamira maanka ah (ee xayawaanada duurka duuba) uu waayi jiray subixiina Waa la arki jira...
13/08/2025

Deero yar ayaa Maalinkii ninka Kaamira maanka ah (ee xayawaanada duurka duuba) uu waayi jiray subixiina Waa la arki jiray. Taas oo Ninkii Duubayay ku kaliftay in uu ogaado halka uu habeenkii aado Deeradaan yari, waxa uuna soo helay, in markii qoraxdu dhacdo in uu weheshan jiray Qalfoofta hooyadiis oo mar h**e dhimatay, isaga oo dhinaceedana seexan jiray.
"Dareenku kaliya kuma eka aadanaha e, xitaa Xayawaanka waxaa jira kuwo ka naxariis badan Dadka" alle ayaa xumaan oo dhan ka hufan.

29/07/2025

seed u aragtaa barnaamijka hal-adayg

27/07/2025

Bal amuurtan eega hospitals gaarka loo leeyahay miyaa qalabeyn u baahan mise kuwa kale dadweynaha public ga ah

07/07/2025

"Jidiinkaagu Raaxada ma mid jaahil ka ahbaa " Maxamed mooge liiban Aun iyo Maryal Mursal

04/07/2025

" Qaad masuuliyadda Nolashaada. Ha eedeyn dadka kale ama duruufaha. Adiga ayaa ah kan dooranaya tallaabada aad qaadayso, fikirka aad qaadanayso, iyo sida aad uga falcelinayso waxa kugu dhacaya. Horumarkaaga wuxuu ka bilaabmaa marka aad ogolaato in mas'uuliyadda noloshaadu ay dushaada saaran tahay."

Ha iska ilaawin walaal soonka maalinka 𝗖𝗔𝗦𝗛𝗨𝗨𝗥𝗔: Maalinka cashuura aya ku aadan maalinki Ilaah SWT uu nabi Muuse iyo ree...
03/07/2025

Ha iska ilaawin walaal soonka maalinka 𝗖𝗔𝗦𝗛𝗨𝗨𝗥𝗔:

Maalinka cashuura aya ku aadan maalinki Ilaah SWT uu nabi Muuse iyo reer bani israail ka badbaadiye Fircoon iyo qoomkiisa. Nabiga SCW aya laga wariye xadiis Saxiix ah inu yiri soonka maalmahaan la soomo in Ilaah noogu dhaafaayo danbiyadi yaryara ee sanadki laso dhaafay aa galnay. Is weeydi imisa danbi galnay 1 sano? Waa fursad dahabi ah marka aan ka faaidesano oo soono sxbyaal.

FG; Maalinka Cashuura waxe ku aadantahay Sabti oo ku beegan 5 bisha July. Marka Jimco iyo Sabti aya soomi karta ama Sabti iyo Axad sida ku fudud. Tana waxa loo sameeyna in muslimiinta khilaafaan yahuuda oo halka maalin ee cashuura lee sooma. Allah naga aqbalo.

Address

221B Bakar Streat
London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Deeq posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share