Xamar Post News

Xamar Post News Xamar-post is an independent news Website run by Professional journalists, based in Mogadishu, Somalia where you can get 24/7 We accept letters to the editor.

Xamar-post is an independent news Website run by Professional journalists, based in Mogadishu, Somalia where you can get 24/7 reports current news and social affairs. Readers can comment on stories using the comment section at the end of each story. Readers are encouraged to share stories with their friends, by using the social media buttons.

MAHAD SALAAD IYO 2 HUSSEIN (HUSSEIN GOLEY IYO HUSSEIN CALI SALAAD) SIDA AY WAX KU WADAAN MARKAAN WAA KU HUNGOOBAYAAN (CI...
08/07/2023

MAHAD SALAAD IYO 2 HUSSEIN (HUSSEIN GOLEY IYO HUSSEIN CALI SALAAD) SIDA AY WAX KU WADAAN MARKAAN WAA KU HUNGOOBAYAAN (CIIN BEY DAAQDAY)

Nin aan buula mareer ku sheekeeysanay ayaa igu yiri hadda kahor Reer koofurta fog (( JRRTA magacaas ayuu adeegsaday )) midkii sanadkaas beertu u baxdo kuwa qaraaba ahaan ugu dhow ee aan sanadkaas beertu u bixin yacni ka ba,aday beertu oon waqtigu saacidin ayuu naagaha ka wataa si uu uga furto illeen waa nin ganleey iyo mesego u baxdaye

Midkii naagta laga watayna odayaasha inta u tago ayuu yiraahdaa hebel islaantii ayuu iga watay ee malyan ayaa iiga baxday waagii aan aroosayey marqaatiyaalna weey leedahay ee malyankeeygii iiga keena

Odayaasha dhaqankuna ninkaan islaantiisa uga leexo ma yiraahdaane ninkii beertu u baxday oo islaantii ninku u joogto ayeey inta u geliimaan ku yiraahdaan lacag malyan ah ayaa lagugu sheegtaye ninkaan malyankiisii soo sii

Waxaan kusoo xasuustay oon warkaan ku keenay siyaasiyiintii HG ama yaanan ceebtaan HG kula sahane CAYR ninkii xoogaa siyaasaddu isugu aado halkii uu garbaha xoojisan lahaa ayuu qaraabadiisa kula dhaqaaqaa sidii falkii aan kor kusoo xusay ee naaga ka furashada ahaaa runtii waa maradaadu kugu gubatey waxa socdaahi iyo gubato xabaalo ma dhaafto. Balse midaan ma ahan mid lagu liibaani doono, waana la eedi doonaa waxa uu wado Mahad Salaad iyo 2 Xuseen oo ka danbeeya (Hussein Goley iyo Hussein Cali Salaad)

W/Q Geedi waaweyne

Adress


Göteborg

Öppettider

Måndag 08:00 - 16:00
Tisdag 08:00 - 16:00
Onsdag 08:00 - 16:00
Torsdag 08:00 - 16:00
Fredag 08:00 - 16:00

Telefon

+46733332005

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Xamar Post News postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Affären

Skicka ett meddelande till Xamar Post News:

Dela

Dhiira galin bulsho tacliinta ku dadaaleyso.

ahow midka garab istaaga kuwa hiilka u baahan.