ABDI OMAR

ABDI OMAR ABDI OMAR ABDI
📺 Former Tv presenter
🎙️ Storyteller.
📚 Bibliophile.

10/07/2025

Wasiirka maaliyada DFS Mudane Biixi Iimaan Cige oo Ku Guulaystey Abaalmarinta Wasiirka Maaliyada Ee ugu Wanaagsanaa Qaarada Africa Sanadkan 2025.

@ Halkaraan Media

The Alm African Summit oo ah shir sanadleh oo ay isuugu yimiidaan masuuliyiin iyo Hogaamiyeyaal kala duwan oo ka kala so...
10/07/2025

The Alm African Summit oo ah shir sanadleh oo ay isuugu yimiidaan masuuliyiin iyo Hogaamiyeyaal kala duwan oo ka kala socda qaarada africa Sanadkasta ayaa sanadkan lagu qabtay magaalada London, waxaana sanadkan guulo waawayn kasoo hooyay Soomaalida.

Dhinaca dawlada waxaa Abaal marinta Wasiirkii ugu wanaagsanaa ee maaliya qaarada africa sanadkan ku Guulaystay Wasiirka Maaliyada DFS Mudane Biixi Iimaan Cige

Dhanka Haayada Aan dawliga ahayn waxaa sanadkan kaalmaha h**e ka galay abaalmarintan, Hormuud Salaam Foundation iyo Premier Bank.

@ Halkaraan Media

Waxaa markale loo doortay Hogaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Degmada kensington and Chelsea Kasim Ali oo ah muwaadin Soom...
22/05/2025

Waxaa markale loo doortay Hogaamiyaha Xisbiga Shaqaalaha ee Degmada kensington and Chelsea Kasim Ali oo ah muwaadin Soomalaiyeed oo mudo dheer ka shaqaynaya arimaha Soomaalida Uk.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ABDI OMAR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share