SAHAN

SAHAN Reer jir & nafti la faqe oddorossa Arrimaha Bulshada & Siyaasadda. Dadka & Waayuhu waa dugsi furan.

22/06/2026

“Ubbadka aan Dugsi ka helin Dadkiisa ayaa Dab qabadsiin Dalkiisa si uu u Dareemo Diirimaad.”

08/06/2026



Bulshada iyo Mucaraadku maxay isku maan-dhaafsan yihiin?

Qeybta 5aad

08/06/2026

DADKA IYO DOWLADNIMADA.

Bulshada iyo Mucaraadku maxay isku maan-dhaafsan yihiin?

Qeybta 5aad.

08/06/2026



Mucaraadka iyo Bulshadu Maxay isku maan_dhaafsan yihiin?

Qeybta 4aad

14/05/2026

3aad. Iyo Dowlanimada.

dhici kara 15 May?

14/05/2026

2aad
DADKA IYO DOWLADNIMADA

14/05/2026

2aad

DADKA IYO DOWLADNIMADA

05/05/2026

DADKA IYO DOWLADNIMADA:

26/03/2026

Oxford ayaa daaraasad ay sameysay dhawaan ciwaan uga dhigtay « You are what you eat. » Waxaad tahay waxaad cuntu. » si dadka loogu booriyo in ay raashiin tayo leh cunnaan.

Ma cilmi cusub baa mase waa wax dadyowga dunidu ama Soomaalidi geeleyda aheyd waa h**e garanayeen.

Kaga bogo qeybtaan 3aad ee Kaalinta raashinku ku leeyahay caafimaadka jir iyo midka maskaxeed ee aadmiga.

25/03/2026

Waa qeybtaan waxaan uga hadli arrimaha isbiirsaday ee keenay in dadka maanta ay maskax iyo jir ahaan bukaan socod noqdaan.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAHAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAHAN:

Shortcuts

Share