Berbera News Maxamed Siciid

Berbera News Maxamed Siciid My Name is Mohamed Sa'ed Abdilahi, I am a journalist more than 20 years and also a poetry. i Create Music Videos, Short Films and Digital Media Graphics.

I've created this channel for all my brothers and sisters for joyful.

12/08/2025

Ciidanka ayaa Islamabad ku soo bandhigay nidaamka gantaalaha "Fateh" iyaga oo u dabaaldegaya maalinta madax-bannaanida ee August 14.

11/08/2025

Ciidamada amaanka xuduudka Pakistan ayaa gacanta ku dhigay dhowr askari oo Hindi ah, waxaana ay sii daayeen oo kaliya kadib markii mid waliba uu ku dhawaaqay “Pakistan Zindabad” iyo “Pak Fouj Zindabad”.
Waa astaan kale oo muujinaysa bahdilaadda Hindiya.

08/08/2025

Madaxweyne Donald Trump oo ka hadlay qaddiyadda aqoonsiga .

Madaxweyna Donald Trump oo wax laga weydiiyay in Maraykanku aqoonsanayo Somaliland haddii ay masaalix muhiim ah ay iska kaashadaan dawladda Washington, waxaanu sheegay in ay arrintaas eegayaan oo ay ka shaqeynayaan hindisahaasi.

"Run ahaantii xiligan waan ka shaqeyneynaa hawshaas, " ayuu yidhi Madaxweynaha Maraykanka Donald .

04/08/2025

"Dab xoogan ayaa ka kacay suuq bacaad suuqa labaad ugu weyn magalada muqdisho adbka ayaa ku siifidaya meelo kala dowan suuqa waxaa socda gurmad xoogan ay wadaan dadka shacabka iyo gawaadhida dabdamisaka ah maamulka Gobalka Banaadir looma kala hadjin si dabkaa loo damin lahaa qasaaro xoogan ayuu dabka geystay.

04/08/2025

Raiisel wasaaraha Hindiya Modi: "Dalalku waxay eegayaan oo kaliya danahooda gaarka ah. Hindiya waxay noqon doontaa dhaqaalaha saddexaad ee adduunka ugu weyn. Danta beeraleydeena iyo warshadaha yar yar ayaa ugu muhiimsan."

04/08/2025

Congressman ayaa dhawaan sharaxay sababta uu u doonayo in Jamhuuriyada Somaliland loo aqoonsado dal madax banaan. "In ka badan soddon sano, Somaliland waxay muujisay nooca hoggaaminta, xasilloonida, iyo iskaashiga ay tahay in Maraykanku taageero."

03/08/2025

Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa dalbanaya in la joojiyo dagaalka Gaza ka dib markii Xamaas iyo Jihaad Islaami ah oo falastiiniyiin ah ay sii daayeen muuqaallo laga soo duubay laba nin oo la qafaashay kuwaas oo u muuqda kuwo daciifay

03/08/2025

Boqolaal kun oo qof ayaa isugu soo baxay dalka Australia iyaga oo garab istaagay Falastiin islamarkana sita calanka Falastiin, Iran iyo Xisbullah iyo sawirada labada hogaamiye ee Shiicada ugu waaweyn Sayyed Ali Khamenei iyo Sayyed Ali Sistani.

03/08/2025

Madaxweynaha Ireland waxa uu ku baaqay in la sameeyo fal MILITARY oo ka dhaca Gaza Wuxuu soo jeediyay in UN-ku u adeegsato 'Cutubka 7' - kaas oo u oggolaanaya ciidan caalami ah inay difaacdaan marinnada gargaarka
‘Miyaynu daawannaa carruur gaajaysan? Waa in wax dhacaan' ayuu yidhi.

29/07/2025

Daaha Gaas iyo Goosha Isaaq oo wada hadlay

Address

Kosti

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Berbera News Maxamed Siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Berbera News Maxamed Siciid:

Share