Wayso

Wayso G WAYSO media

14/08/2026

Somaliland foolxumideeda hadaanad rabin inaad aragto Hargeisa airport hako soo degin Musuqa, laaluushka qabyaalada,
Maamul xumida, cidhiidhi,
Kulayl, qaylo shaqaalahu ha ugu darnaadeene.

🟠WAR CUSUB: Dab ayaa ka kacay hoteelka Holiday Inn ee Wembley galbeedka london kulaylka badan dartii.
14/08/2026

🟠WAR CUSUB: Dab ayaa ka kacay hoteelka Holiday Inn ee Wembley galbeedka london kulaylka badan dartii.

Turkey ninkii ay ladagaalami jireen ee xaftar ayay jilbaha qabsadeen shalay waa ninkii markuu libya qabsanlahaa duqaynta...
13/08/2026

Turkey ninkii ay ladagaalami jireen ee xaftar ayay jilbaha qabsadeen shalay waa ninkii markuu libya qabsanlahaa duqaynta ku
baabi injireen ciidankiisa, awood daro iyo nacaybka somaliland iyo xulufo urursi ayuu waxaa usamaynayaa.

Wajigaa alle gubye is casil qaatilyaw
30/07/2026

Wajigaa alle gubye is casil qaatilyaw

Dhawr xogood oo soo baxay maalmahan ayaa muujinaya in ay dhawdahay xilligii Xarakadu la wareegi lahayd maamulka Filla wa...
05/07/2026

Dhawr xogood oo soo baxay maalmahan ayaa muujinaya in ay dhawdahay xilligii Xarakadu la wareegi lahayd maamulka Filla wardhiigley.

1- Dhaqaalihii Maraykanku siinayay maamulka Mooriyaanta Muqdisho oo uu joojinayo. Dal kale oo bixin kara dhaqaalahaas ma jiro.

2- Shirar xasaasi ah oo xaaladda Soomaaliya lagaga hadlayo ayaa maalmahan ka socda xarunta ururka Midowga Afrika ee Addis Ababa.
Xal way u la’yihiin xaaladda.

3- Hay’ado cilmi baadhis sameeya ayaa toddobaadkan saadaaliyay inuuna sii jiri karin maamulka Mooriyaanta Muqdisho.

4- Bilahan mushaar lama siinin siyaasiyiinta, maleeshiyaadka iyo shaqaalaha guud ee u adeega maamulka Mooriyaanta Muqdisho.

5- Dalalka deriska ah oo xidhiidh toos ah iyo wada-hadal ka raadinaya Xarakada.

Shalay intii ay socotay dhageysiga dacwadda Sacdiyo Macalin Cali (Sacdiyo Bajaaj) waxay maxkamadda ka sheegtay in nin la...
25/06/2026

Shalay intii ay socotay dhageysiga dacwadda Sacdiyo Macalin Cali (Sacdiyo Bajaaj) waxay maxkamadda ka sheegtay in nin lagu magacaabo BIG SHOW oo ka tirsan booliska uu yahay ninka ugu galay xabsiga dhexdiisa ee ugu hanjabay "kufsi".

Waxaan baadi goob u galnay ninkaas oo ay saraakiishu nala wadaageen sawirkiisa.

Sacdiyo waxay sheegtay in BIG SHOW uu ugu goodiyay inuu dhibaatooyin jireed oo uu kufsi ka mid yahay uu la beegsanaayo.

Sida aan ogaanay BIG SHOW waa baare ka tirsan xarunta dembi baarista ee C.I.D-da ee magaalada Muqdisho.

Qaar ka mid ah saraakiisha waxay noo sheegeen in BIG SHOW uu ka mid ahaa maleeshiyaadkii qabaa'ilka HAWIYE, ee ku biiray Shabaabka, ka hor intii aan shaqo laga siinin xarunta dembi baarista.

Waxaa muuqata inuu jiro neceyb gaar ah oo BIG SHOW uu u qabo Sacdiyo Bajaaj oo u u beegsanaayo heyb ahaan maadaama colaado ay dhexmareen beesha Sacdiyo iyo qabiilka uu kasoo jeedo BIG SHOW.

Waa noocaas kuwa maanta boolis ka ah banana state

Family telegram kaqariya
14/06/2026

Family telegram kaqariya

Madaxwaynaha JSL oo lagu soo dhaweeyay Isreal @
14/06/2026

Madaxwaynaha JSL oo lagu soo dhaweeyay Isreal @

18/05/2026

Safiirka Somaliland ee Isreal oo waraaqaha aqoonsiga laga gudoomay

Safiirka jamhuuriya somaliland ufadhiyi doona Isreal oo warqda aqoonsiga laga gudoomay, Iyo calanka somaliland oo laga t...
18/05/2026

Safiirka jamhuuriya somaliland ufadhiyi doona Isreal oo warqda aqoonsiga laga gudoomay,
Iyo calanka somaliland oo laga taagay safaarada Jsld.

Address

Gifford Gardens
London

Telephone

+447588915531

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wayso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wayso:

Shortcuts

Share