Runta Media

Runta Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Runta Media, Gotham, London.

10/06/2026

Xildhibaanka Aqalka sare ee gobolka Minnesota, Omar Fateh ayaa si adag u cambaareeyay go'aanka maamulka Trump ugu diiday dalku-galka Mareykanka garsoore Omar Abdulkadir Artan.

Fateh ayaa sheegay in aysan jirin sabab dhab ah oo loo diiday gelitaankiisa, isagoo arrinta ku tilmaamay tusaale kale oo muujinaya eex iyo takoor ka imanaya dowladda federaalka ee Maraykanka.

"Waqtigani waa xilli ay tahay in dunidu isku soo dhowaato oo ay mideysnaato iyadoo loo marayo kubadda cagta. Halkii taas laga arki lahaa, Madaxweyne Donald Trump ayaa mar kale ku ceebaynaya dalka Maraykanka fagaaraha caalamka” ayuu yiri Fateh.

Sidoo kale, Fateh ayaa raalligelin u diray Omar Abdulkadir Artan isagoo sheegay inuu garab taagan yahay, isla markaana ay malaayiin qof oo dunida ku nool la wadaagaan taageeradaas.

08/06/2026

Allaha ku naxariisto 🤲🏽 lakiin balantii dowladda kula gashay wa meeshiida kagama bbixidoonto

05/06/2026
04/06/2026

“Somaliland, xukunka iyo dadka marka ay doorasho timaado waxa mudnaanta leh dadka.

Soomaaliya se, marka ay doorasho timaado xukunka iyo dadka waxaa mudnaanta la siiyaa xukunka. Reer Muqdisho, Ilaahay ha Amaansado.”

01/06/2026

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, waxa ay la wadaageysaa bulshada Soomaaliyeed in la hakiyey howlihii Xafiiska Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada.

Wixii Faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
[email protected]

31/05/2026

Champions League oo uu Thierry Henry qaadi waayay maa Noni Madueke lagu qaadaa? 😂🏆⚽️

Address

Gotham
London

Opening Hours

Monday 6am - 11pm
Tuesday 6am - 11pm
Wednesday 6am - 11pm
Thursday 6am - 11pm
Saturday 6am - 11pm
Sunday 6am - 11pm

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runta Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share