Galool Tv Dar ilaahay Noola joog

26/12/2025

Ku suga Ixtiraafka Reer Somalilanow

Dawladda Somaliya oo jahawareer xoogan ka qaaday hadal haynta aqoonsiga Somaliland ee 24 saacadood ee ugu dambeeyay aad ...
26/12/2025

Dawladda Somaliya oo jahawareer xoogan ka qaaday hadal haynta aqoonsiga Somaliland ee 24 saacadood ee ugu dambeeyay aad u xoogeysatay.

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa heegan galiyay golihiisa wasiirada iyo xubno ka mida safiiradiisa wadamada dibada kadib markii ay xoogeystay in Jamuuriyadda Somaliland aqoonsigeeda ay ku dhawaaqayaan laba wadan 48 saacadood ee soo socda gudahooda .

Arinta cajiibka ayaa noqotay in culayska ugu badan saaraan inay ogaadaan Magacyada wadamada ku dhawaaqaya aqoonsiga Somaliland , wadamada qaarkood oo xogtay heleyeen ku sheegeen inay yihiin kuwa ku dhawaaqaya aqoonsiga ayay xidhiidho la sameeyeen, halka qaarkoodna ay ku guuldareysteen inay deg deg ugaadhaan madaxdooda sare .

Madaxweyne Dr. Cirro ayaa si dublamaasiyadeysan u maamulay in aan la ogaan xogta iyo Magacyada wadamada diyaarka la ah inay Somaliland dal u aqoon sadaan ilaa maalintii uu shaaciyay in December lagu dhawaaqayo aqoonsiga Somaliland .

Madaxda Somaliya ayaa weli 5 dambe ee December ka baadhaya aqoonsiga Somaliland loo balan qaaday si la mida sida shacabka ay maamulaan iyo duniduba u sugayso.

Fiifa Media

Madaxtooyadda Somaliland ayaa Warbaahinta kusoo wargelisay inay war weyn soo socdaan oo ay u diyaar garoobaan tabintiisa...
26/12/2025

Madaxtooyadda Somaliland ayaa Warbaahinta kusoo wargelisay inay war weyn soo socdaan oo ay u diyaar garoobaan tabintiisa.

26/12/2025

"Nin Doonaya In Dulmi Aan Ku Taageeraw Aniga Hay Imanin "Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag Maxamud Raage

26/12/2025

Dhibaatooyinka Caafimaad Ee uu Leeyahay Mobilka Iyo Tvga

25/12/2025

Haddii sonkortu jidh kaaga ku badan tahay maxaa kugu dhici kara?

25/12/2025

Gudoomiye Xirsi oo ka hadlay dagaalka shalay ka dhacay Gobalka Salal,waxaanu labada beelood ugu baaqay in ay nabada wada ilaashadaan.

25/12/2025

Xanuunada Wadnaha Ku Dhaca iyo waxa Keena

25/12/2025

"Qaabka Ugu Haboon Ee Laysgugu Daaweeyo Geedka Gobkaa Iyo Sida Loo Isticmaalo "Sheekh Maxamed Ismail

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, oo ay weheliyaan Saraakiil ka...
24/12/2025

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, oo ay weheliyaan Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, oo maalmihii u dambeeyey safar shaqo ku marayey Gobollada Galbeedka Somaliland, ayaa Kormeeray fadhiisamada Ciidanka Qaranka ee Gobolka Selel.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug iyo Saraakiisha kale ayaa kulan la yeeshay Odayaasha, Cuqaasha Deegaanka Xariirad iyo Habaas, waxaanay isla garteen
In ammaanka Gobolka Ciidanka Qaranka lagu tageero iyo in aan la ogolaan doonin cid aan Ciidanka Qaranka ahayn oo hub qaadata.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Qaranka JSL.

24/12/2025

Qaabkii Loo xidhay Gabadhii canaha Dhacay Laga iibiyey

24/12/2025

Geeljire Isagoo ah ayuu Libaax soo weeray Isagiina .....

Address

9 North Twelfth Street
Milton Keynes Village
MK93BS

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galool Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share