Astaan Cable

Astaan Cable Astaan Cable is premium pay Service Television works across Somaliland, We Promote local Entertainment content.
(1)

Sawiro | Shirwaynaha maalgalinta Caafimaadka Somaliland oo galay maalintii labaad.
25/11/2025

Sawiro | Shirwaynaha maalgalinta Caafimaadka Somaliland oo galay maalintii labaad.





24/11/2025

Highlight: Shirwaynaha Maalgalinta Caafimaadka Somaliland iyo qaabkii ay u dhacday munaasibaddu.

24/11/2025

“Somaliland Mineral Expo 2025 waxa si furan loogu martiqaadayaa dhammaan daneeyayaasha gudaha iyo dibadda ee xiisaynaya ka-qaybgalka carwada macdanta, taas oo lagu wadaagayo Aqoonta, fursadaha maalgashi, kulamada khubarada macdanta, iyo isbarashada aagga warshadaha macdanta.”




Online Registration for Somaliland minerals Expo2025
https://reg.govsomaliland.org/forms/survey/RK4mVoBDbDxbl2EONvnG

Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland Maalgalinta Caymi...
24/11/2025

Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland Maalgalinta Caymiska.




Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland iyadoo lagaga had...
24/11/2025

Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland iyadoo lagaga hadlay Caymiska.





Sawiro | Masuuliyiinta iyo Marti sharafta ka hadashay shirwaynaha Maalgalinta Caafimadka Somaliland.
24/11/2025

Sawiro | Masuuliyiinta iyo Marti sharafta ka hadashay shirwaynaha Maalgalinta Caafimadka Somaliland.

24/11/2025

"Ururka Dhakhaatiirta gaarka loo leeyahay waxa uu qayb ka noqon doonaa maalgelinta caafimaadka Somaliland" Cabdiraxmaan Cali Kaahin Oo Ka Socda Ururka Dhakhaatiirta gaarka loo leeyahay

24/11/2025

"Maalgalintu kaliya ma ah kharash garayn, waa maalin galin Hooyo caafimaad qabtaa ku dhali karto ilmo Caafimad qaba" Tayasiir Maxamuud Cali

Sawiro | Shirweynaha Maalgalinta Caafimaadka Somaliland oo maanta ka furmay magaalada Hargeysa
24/11/2025

Sawiro | Shirweynaha Maalgalinta Caafimaadka Somaliland oo maanta ka furmay magaalada Hargeysa



Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland.
24/11/2025

Sawiro | Panel session-kii maanta wuxuu diiradda saaray horumarinta maalgelinta Caafimaadka Somaliland.





24/11/2025

"Dahabshiil Guruub ahaan, aad ayaan usoo dhawayneynaa Shirweynaha Maalgalinta Caafimadka Somaliland"

24/11/2025

"Caruurta guud ahaan ku nool Somaliland Waa inay helaan adeeg caafimaad oo joogta ah"
Mowliid Mudan Agaasimaha u qareemida xaquuqda Caruurta Hayaada Save the
Children.

Address

Milton Keynes
MK37HP

Telephone

+252636697773

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Astaan Cable posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Astaan Cable:

Share

Category

ASTAAN CABLE

Astaan Cable is premium pay Service Television Across Somaliland, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs.