Cabdiraxmaan Erdogan

Cabdiraxmaan Erdogan Kala Soco Warar. Warbixino La Xidhiidha Arrimaha Bulshada iyo Wararka Caalamka.

Somali journalist | Able to quickly gain the trust of sources and exclusive story ideas.

05/01/2026

DEGDEG: Musharrax Hamdi Aw ciise oo MashruuƧCaafimaad Geyay Deegano ka tirsan Hargeysa

05/01/2026

DEGDEG: Dowlada iyo Wasaaradda Caafimaadku In Deegaanka Horumariyaan way ku Mahadsan Yihiin " Musharrax Hamdi Ciise Aw Kaahin

DEG DEG: Mayarka Oodweyne oo Lagu Helay Musuqmaasuq Baahsan Khiyaamo Kadib Lunsi Hanti  " Saxeexi oo Lagu Wareejiyay May...
05/01/2026

DEG DEG: Mayarka Oodweyne oo Lagu Helay Musuqmaasuq Baahsan Khiyaamo Kadib Lunsi Hanti " Saxeexi oo Lagu Wareejiyay Mayar Ku Xigeenka .

Hoos Ka Akhriso Labadan waraaqod ka soo baxay Xafiiska Hawnti dhawrka Qaranka JSL oo lagu Cadeeyay in Mayarka oodweyne lagu helay Lunsi hanti iyo Khiyaamo .

Commentiga ka eeg Waraaqaha Xafiiska Hanti Dhawrka ka soo baxay.

DEGDEG: Gaashanle Sare Faysal Xiis Cilmi Ayaa Loo Magacaabay Hogaanka Baadhista Dembiyadda (CID) JSL.
04/01/2026

DEGDEG: Gaashanle Sare Faysal Xiis Cilmi Ayaa Loo Magacaabay Hogaanka Baadhista Dembiyadda (CID) JSL.

03/01/2026

DEGDEG: Qaabkii maraykan u qabtay madaxwaynaha Venezuela iyo xaaskiisa.!

31/12/2025

DEGDEG: Madaxweyne Cirro Caawa Trump Inuu La joogo .' Wasiirnimadayda Ictiraafku Way ...." Siyaasi Kaltuun Maxamuud

31/12/2025

DEGDEG: Dalalka Ictiraafi doona Somaliland oo La sheegay Wakhtiga " Madaxweyne Cirro

31/12/2025

DEGDEG: Qudhanjoy Ku Quuso Somaliland Md Cirro ayaa Ictiraafkii u Keenay Xamaray ..." Musharrax Cabdi Dool Kaariye

31/12/2025

DEGDEG: Hargeysa oo Xalay Looga Debaal Degay dalkii aqoonsaday Jamhuuriyadda Somaliland

31/12/2025

DEGDEG: Dhulkii Danta Guud Cagafyo La Galiyay ' Ciidamo La Wareegay

29/12/2025

DEGDEG: Netanyahu oo Kulan Khaasa Trump ugu Sheegay inuu Aqoonsado Jamhuuriyada Somaliland .

29/12/2025

DEGDEG: Diyaaradaha Dagaalka Israail oo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Dul Wareegaya.

Address

Sheffield

Telephone

+447466666328

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdiraxmaan Erdogan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share