Sultan’s Language Academy

Sultan’s Language Academy Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sultan’s Language Academy, Digital creator, Beale Road, Tottenham Green.

"education is the best weapon which you can use to change the world" welcome to our page.waxaan pagekan aan idinka faaidayn donaa inaan idinku barro luuqada englishta weliba waxaan idinka saxi donaa lahjada ,anigoo idin barri doonna inshaAllah si easy ah.

09/08/2025

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa sagootiyay Taliyihii hawlgalada gaarka ah ee Maraykanka ee barriga Afrika Colonel ED Norris oo wakhtigiisa shaqo dhamaystay,

Sidoo kale Taliye Nimcaan Yuusuf Cismaan ayaa soo dhaweeyay Taliyaha cusub ee hawlgalada gaarka ah ee Maraykanka ee barriga Afrika Col. Benander.

Taliyihii h**e ee Ciidamada hawlgalka gaarka ah ee Markaynka ee barriga Afrika Colonel ED Norris ayaa geestiisa si wayn ugu mahadnaqay Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland S/Guuto Nimcaan Yuusuf Cismaan doorkiisa xoojinta iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa Ciidamada labbada Dal uu ka qaatay muddadii uu xilka hayay isagoo tilmaamay in xidhiidhka arrimaha difaaca ee ka dhaxeeya labbada Dal uu sii xogaysanayo kuna faraxsan yahay wixii u wada qabsoomay ciidamada labbada Dal Somaliland iyo Maraykanka muddadii uu shaqada ku jiray.

04/08/2025

"Marka laga yimaado horumarka iyo waxtarka Qurbajooga Somaliland haddana runtii hal shay oo kale ayaan ku dhaliilayaa qurbajooga, taasoo ah marka ay dalalka dibadda joogaan waxay aad u ilaaliyaan, uguna dhaqmaan shuruucda u yaala wadamadaasi, balse marka ay dalka yimaadaan siiro ayey ka soo bilaabaan oo sharciga dalkooda uma ilaaliyaan sida ay shuruucda dalal kale ugu dhaqmaan, taasna waxa aan leeyahay wax ka beddela oo sharciga dalka ilaaliya sida aad kuwa kale u ilaalisaan" Sidaa waxa yidhi Maayirka Berbera Cabdishakuur Ciddin oo ka hadlay shirweynaha qurbajooga Somaliland ee maalintii labaad ka socda Hargeysa.

03/08/2025

03/08/2025

SOOL- Qaar ka mid ah bulshada Degmada Xudun ee Gobolka Sool ayaa xukuumadda Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland ka codsaday in Dayac tir lagu Soo sameeyo Dugsiga Sare ee degmada Xudun oo burbur xoog leh soo gaadhay.

What is sentence??
03/08/2025

What is sentence??

03/08/2025

A group of singers ➤ choir
A group of musicians ➤ band
A group of dancers ➤ troupe
A group of actors ➤ cast
A group of judges ➤ bench
A group of soldiers ➤ company
A group of students ➤ class

03/08/2025
01/08/2025

English Vocabulary for Life’s Big Birthday Moments

01/08/2025

Address

Beale Road
Tottenham Green
E35LN

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sultan’s Language Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share