Maxamed Siciid Gaaxnuug

  • Home
  • Maxamed Siciid Gaaxnuug

Maxamed Siciid Gaaxnuug Journalist| Follow for a fresh perspective | Maxamed siciid gaaxnuug

01/12/2025

Xukumadii Somaliland oo ka hadashay Maqaamka Ex madaxweyne Biixi, warna kasoo saaray

01/12/2025

Ciidanka Booliska oo Warbixin kasoo Saaray Rasaastii Maanta ka dhacday Airport-ga Hargaysa

Ha iga hadho sharciga nina k**a weyna oo u ku adkaysan jiray Madaxweyne muuse biixi markuu talada hayey.Garoonka waxaa j...
01/12/2025

Ha iga hadho sharciga nina k**a weyna oo u ku adkaysan jiray Madaxweyne muuse biixi markuu talada hayey.

Garoonka waxaa jooga ciidankiisii, shacabkiisi iyo ajaaniib dalka usocda, waa muurayadii dalka, waa indhihii wadanka, may haboonayn in u lasoo galo ciidan aan la garanayn waxay uga baahanyihiin in ay gudaha la galaan illeen isagaa dhoofaya, iyagu ma dhoofayaan, ilaaladu markay keentay Madaxweynaha airportga, waxaa masuuliyadiisa iyo amaankiisa la wareegaya Ciidamada Nabadgalyada madaarka, wixii hub sita gudaha uma talaabi karaan, xataa haday la socdaan madaxweynaha hada talada haya, oo gudaha waa ka mamnuuc ciidan gudaha u gala.

Ex madaxweyne Muuse biixi sharciga ciidankiisa umu sheegin miyaa mise wuxuu ka shakisanyahay teamka xukunka kala wareegay ?

Miyaanu la mid ahayn mr biixi, daahir riyaale iyo silaanyo AHUN oo waligood aan la ogaan safaradooda, dalkoodana udhex joogay si karaamaysan.

Dhaqankan waa markii labaad ee u dhaco, waana canbaar inagu soo korodhay oo madaxdeenu aanay aqoon, haday sii socotana waa mid khatarteeda leh.

01/12/2025

Madaxdhaqameedkii Awdal oo loo yeedhay

Maanta oo ay taariikhdu tahay 30 November 2025, waxa magaalada Hargeysa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen Masuuliyiin...
30/11/2025

Maanta oo ay taariikhdu tahay 30 November 2025, waxa magaalada Hargeysa ka qabsoomay shir ay isugu yimaadeen Masuuliyiintii, kaadiriintii iyo Musdanbeedkii Xisbiga Waddani ee Beesha Ciidagale.

Shirkan wadatashi oo ahaa mid albaabadu u xidhnaayeen, k**a soo bixin go'aano iyo qodobo la shaaciyey.

Hase yeeshee, sida aanu ogaanay shirka waxa lagaga hadlay saamigii ay xaqa u lahaayeen Masuuliyiintii iyo kaadiriintii Xisbiga Waddani ee Beesha Ciidagale oo aan ka muuqan xukuumada uu soo magacaabay Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, sida ay deegaanadii kale uga muuqdaan.

Sidoo kale, waxa shirka lagaga hadlay dabagalka fulinta ballamihii waxqabad iyo horumarineed ee wakhtigii doorashada iyo guud ahaan tabashada Beesha Ciidagale ee saamiga xukuumada Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi.

Waxa kale oo shirka lagu faaleeyey sidii ay xubnaha beesha ee Xisbiga Waddani ay door muuqda ugu yeelan lahaayeen Maamulka, hogaanka iyo Masiirka Xisbiga Waddani oo ay tacab badan galiyeen.

Ugu danbayn, shirkaa waxa lagu magacaabay Guddi matali doonta dhamaan Masuuliyiintii, kaadiriintii iyo Musdanbeedkii Xisbiga Waddani ee Beesha Ciidagale, kuwaas oo qorshahoodu yahay in ay la kulmaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

30/11/2025

Macalin Quraankii La xidhay walaalkii oo xog bixiyey

29/11/2025

Kaamamkii Barakayaasha Burco oo Wax beerasho u dhaqaaqay

28/11/2025

Burco Ehelada Sheekhii oo Qoriga Qaatay

27/11/2025

"Naagtii ugu Fanaansanayd somaliland, fankii waxaa ka eryay..." Mulaxan Cabdiwahaab aw-faarax

26/11/2025

Baabulaahi muxuu Burco ka sheegay ?

25/11/2025

Shacabka Burco oo sheegay inay Muddaharaadi doonaan

25/11/2025

Ciidanka Booliska JSLoo u hanjabay Cidda ka hadasha kiiska Culimadu ka hadashay

Address

StarRoad 1

NONE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Siciid Gaaxnuug posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamed Siciid Gaaxnuug:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share