Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xubnaha mucaaradka ayaa maanta markii saddexaad yeelanaya wada-hadal ku aadan arrimaha doorashooyinka. Labada dhinac ayaa go’aan ka gaari doona nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.
09/08/2025
Labo askari oo Itoobiyaan ahaa ayaa lagu dilay qarax miino oo ka dhacay Magaalada Baydhabo.Qaraxan oo sidoo kale lagu dhaawacay labo kale ayaa mas'uuliyaddiisu waxaa sheegtay AS.
09/08/2025
Eedeysane Maxamed: “Hal xabo ayaan uga dhuftay kilida, hal kalena gacanta ayaan uga dhuftay, wuuna dhintay.”
09/08/2025
09/08/2025
Ciidanka Dowladda oo hub culus ka qabsaday AS.
09/08/2025
DEG DEG: Wafdi ka socda Garbahaarey ayaa sida la sheegay maanta yiimid Muqdisho si ay uga qeyb galaan wadahadal ku aadan sidii Gobolka Gedo looga dhisi lahaa maamulka cusub ee Jubaland.
09/08/2025
Waa maxay qorsha cusub ee Taliska Ciidanka Booliska uu ka bilaabay Muqdisho?
09/08/2025
Guddoomiye Najax: "Ha laga daba galo godkii ay galaan AS."
09/08/2025
Madaxweynaha Mareykanka oo sheegay in miiska u saaran yahay aqoonsiga Somaliland.
09/08/2025
Ugu yaraan 17 askari oo ka tirsan ciidanka Uganda ayaa la sheegay in ay dhinteen dagaalkii AS lagula galay Degmada Bariire.
Dowladda Uganda ayaa horey beenisay inay askar ku waayeen dagaalka todobaadka ka socday Gobolka Sh/Hoose.
09/08/2025
In ka badan 120 xildhibaan ayaa sida la sheegay saxiixay mooshin xilka looga qaadayo Ra’iisul Wasaare Hamza Cabdi Barre.
Be the first to know and let us send you an email when Shanta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.