Horseed Media

Horseed Media Horseed Media is a leading independent Somali News organization, providing the latest and analysis

Horseed media is a news and opinion website owned by Horseed Media Ltd. The website was established in 5 April 2008 by a dynamic and intellectual group of Somali Diaspora in Netherlands and Finland.

14/07/2025

Xog laga Helay Kulanka Deni iyo RW itoobiya Abiy Ahmed oo kulan adisababa ku yeelanaya- Warbixin-

Horseed Media

13/07/2025

DEGDEG-Gen indho yare oo uhanjabay Gudoomiye Cabdirshiid iyo Firdhiye , isagoona sheegay in Xabad uu ka ridi laha hadu laascanood joogi lahaa--

Horseed Media

13/07/2025

"Waxaan Hortiina ka cadeenaya in aan ka tanaasulay Xubinimadii Barlamaanka Puntland" Cabdirshid Yusuf Jabriil-

Horseed Media

Goobaha ay ciidanka difaaca dowladda Puntland ka wadaan hawlgalka nadiifinta ayaa ah aag ay malayshiyaadka Daac1SH gabaa...
13/07/2025

Goobaha ay ciidanka difaaca dowladda Puntland ka wadaan hawlgalka nadiifinta ayaa ah aag ay malayshiyaadka Daac1SH gabaad uga dhigeen carruurta iyo Haweenka ajnabiga ah, sida uu xaqiijiyey hawlgalka Hillaac.

Ciidanka difaaca dowladda Puntland ayaa maanta howlgallo culus ka wada Ceelka Rasaqan ee deegaanka Yucrin oo katirsan buuraleeyda Cal-miskaad ee gobolka Bari.

13/07/2025

Garaad Jaamac Garaad Cali"Qofkii SSC KHATUMO ka horyimaada Waa la biraynayaa"

13/07/2025

Garaad Cabddirisaaq Soofe oo digniin u diray Puntland,"Haddaa mar dambe soo hanjabtaan waan..".

Xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in la soo afmeeray sahankii ugu dambeeyey iyo astayntii hawlaha shaqo ee laam...
13/07/2025

Xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in la soo afmeeray sahankii ugu dambeeyey iyo astayntii hawlaha shaqo ee laamiga isku xira degmada Galkacyo iyo deegaanka Bacaad-weyn ee gobolka Mudug.

Horseed Media

Xukuumadda Puntland ayaa shaaca ka qaadday in la soo afmeeray sahankii ugu dambeeyey iyo astayntii hawlaha shaqo ee laamiga isku xira degmada Galkacyo iyo

“Hawlgalkaas inta aan kujirno waxaa la rabaa inaan laba indhood yeelano, isha cadawga argagixisada iyo isha dadka raba i...
13/07/2025

“Hawlgalkaas inta aan kujirno waxaa la rabaa inaan laba indhood yeelano, isha cadawga argagixisada iyo isha dadka raba inay Puntland dibin-daabyeeyaan, dad xun waxba ma yeeli karaan Puntland hadday waxkasta sameeyaan waayo dad wanaagsan ayaa kunool”, Ayuu yiri Madaxweynaha dowladda Puntland.

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bulshada ugu baaqay inay laba indhood yeeshaan muddada ay socdaan hawlgallada lagu ciribtirayo

13/07/2025

Madaxweynaha Puntland, "Dad xun waxba ma yeeli karaan Puntland hadday waxkasta sameeyaan."

12/07/2025

Madaxweyne Deni: “Puntland waa hooyada Soomaaliya, qofkii hooyadii ku caasiya isagaa duloobi.

12/07/2025

Golaha la baxay Madasha Siyaasadda Puntland ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee deegaamada Puntland iyo dhammaystirka dhismaha maamulka KHATUMO.

Shirkii Dhamaystirka SSC oo Beri ka Furmaya Laascanood , iyadoo si wayn isha loogu Hayo.
12/07/2025

Shirkii Dhamaystirka SSC oo Beri ka Furmaya Laascanood , iyadoo si wayn isha loogu Hayo.

Address

Wallington

Opening Hours

Monday 10am - 7pm

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horseed Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horseed Media:

Share