Hubaal TV

Hubaal TV Waa bogga rasmiga ah ee Hubaal TV waxaad ka heli doontaan sheekooyin waxtar leh.

24/06/2026

JUQRAAFI IYO TAARIIKH SHARIIF MAKUU DHIGAY, TARBIYADA MUUNGAB MAKUU DHIGAY, BIOLOGY FIQI MAKUU DHIGAY MISE?

24/06/2026

Deg Deg Waa xagee quraacda saakay ee ciidanka Haramcad…

23/06/2026

NIN SHABAAB AH OO QOF SOO DILAY AYAA LA DHAHAY QABO BALSE WAXA UU SAMEEYAY AYAA...

23/06/2026

Muran xoogan ayaa ka taagan saadaalinta sanadkaan ee..

22/06/2026

Deg Deg Si cajiib leh ayaa Helsinki la isugu soo baxay kedib markii...

Waxaa maanta magaalada Helsinki wadanka Finland laga daahfuray koobka Somaliweek2026 waxaana lagu daahfuray kooxa kala a...
21/06/2026

Waxaa maanta magaalada Helsinki wadanka Finland laga daahfuray koobka Somaliweek2026 waxaana lagu daahfuray kooxa kala ah Fc.Iman vs Midnimo waxa ayna ku soo dhamaatay 1 iyo 1.

Ciyaarta labaad waxaa wada ciyaaray labada naadi ee kala ah.
Fc. Feynus vs VAMOL Myyrmäki
Waxa ayna ku soo dhamaatay 3 iyo 0 oo ay ku badisay Fc. Feynus.

21/06/2026

Malagu kalasoonaan karaa qaliimada aad sameysid Dr Garacade?

21/06/2026

Taliyaha Saldhigga Booliiska Degmada Afgooye, X/le Maxamed Cali, oo uu wehliyo Agaasimaha Xarunta Kacaan, ayaa booqday ardayda u fadhiisatay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad, kuwaas oo imtixaanka ku galayay xaruntaasi.

Taliyaha ayaa ardayda ku dhiirrigeliyay inay raacaan nidaamka imtixaanka, isla markaana la shaqeeyaan ciidamada ammaankooda sugaya ee ku sugan xarunta.

Sidoo kale, Taliyaha Saldhigga Booliiska ayaa Alle uga baryay ardayda inuu u fududeeyo imtixaanka, kana dhigo kuwo hela natiijo wanaagsan oo ay ku farxaan iyaga iyo waalidiintooduba.

21/06/2026

Xaaladda Saakay iyo Mqudisho

20/06/2026

WAXYAABAHA HALISTA AH EE UU KALA KULMAY SAFARKII HALISTA AHAA EE BADDA!

Address

Walthamstow
E178HJ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hubaal TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hubaal TV:

Share