Shamuure

Shamuure Follow like share waa ii muhiim waana idinka rajeynayaa

07/12/2025

sheekh xuseen jabuuti balankiisa hala oofiyo

21/11/2025

Muuqaalo laga Helay Sida loo dilay Saabariin iyo Haweeneydii dishay oo Maxkamada lasoo taagay

Hadii ladhaho Doorasho qof iyo cod yaa codkaaga siin laheed
14/11/2025

Hadii ladhaho Doorasho qof iyo cod yaa codkaaga siin laheed

13/11/2025

MD Farmaajo oo jeediyay khudbadiisa ugu h**eysay kadib markii uu ku soo laabtay muqdisho

13/11/2025

Muqdisho Madaxweyne h**e Farmaajo ayaa soo gaaray caasimada

Deg Deg Madaxwaynihii H**e DFS Farmaajo Oo bari  Muqdisho Ku soo wajahan
12/11/2025

Deg Deg Madaxwaynihii H**e DFS Farmaajo Oo bari Muqdisho Ku soo wajahan

Lascaano magaalo dhan walba kasoo kabatay
11/11/2025

Lascaano magaalo dhan walba kasoo kabatay

11/11/2025
11/11/2025

Adiga hadii ay arintan ku qabsan laheyd maxaa sameyn laheyd😁😂😁😄

Sida Midowga Haybad Qaran ee goordhow lagu dhawaaqay uu u qeybsaday xubnaha ugu muhiimsan dowladda:1. Saacid Faarax Shii...
11/11/2025

Sida Midowga Haybad Qaran ee goordhow lagu dhawaaqay uu u qeybsaday xubnaha ugu muhiimsan dowladda:

1. Saacid Faarax Shiirdoon; Musharrax Madaxweyne

2. Cabdikariin Xuseen Guuleed : Ra’iisul Wasaare.

3. Ducaale Aadan Maxamed: Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka 1aad.

4. Guuleed Saalax Barre: Wasiirka Maaliyadda.

5. Maxamed Abuukar Islaaw (Ducaale): Wasiirka Amniga Gudaha.

6. Thaabid Cabdi Maxamed: Guddoomiyaha Gobalka Banaadir.

7. Cabdirisaaq Khaliif Axmed: Wasiirka Waxbarashada.

8. Faarax Cali Shire: Danjiraha UN-ka ee Soomaaliya.

9. Cabdi Aadan Hoosow: Wasiirka Arrimaha Dibadda.

10. Fahad Yaasiin Xaaji Daahir: Taliyaha NISA.

Address

Mombasa

Telephone

+254731439534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shamuure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shamuure:

Share