Abdikafi Caruuse

Abdikafi Caruuse Follow and Like

23/12/2025

Wasiir Juxa oo ka hadlay xaaladda Gobolka Raasi-casayr: “Ciidamo maleeshiyaad ah ayaa jooga, maamulka ma shaqeeyo, golayaasha deegaanka ma fadhiistaan waa meel aan shaqo ka socon.”

23/12/2025

“Farsamada uu Siciid Deni u isticmaalay dagaalka Cal-miskaad, beesha caalamku waxay ka fakarayaan meelaha kale ee lagu dabaqi karo “
Samiiro Gaid
Khabiir dhanka ammaanka ah

22/12/2025

Ninkan Tanzania Ka Soo Jeeda ee ayay Ciidamada Difaaca Puntland Qabteen Kana Tirsanaa Argagixisada Daac1sh

21/12/2025

Magaaladu markay hal Shirkad koronto leedahay waa dhib weyn .
Galkacyo shirkadda korontada ayaa iska tagaysa so xiriir ah maalmihii u dambeeyey .

Sidee loo xalin karaa Dhibka Galkacyo ku hayso shirkada korontada Nebco

Bashka Beyra

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE KU-XIGEENKA DEMBI-BAARISTA GOBOLKA MUDUGTaliyaha C...
20/12/2025

TALIYAHA CIIDANKA BOOLISKA PUNTLAND OO MAGACAABAY TALIYAHA IYO TALIYE KU-XIGEENKA DEMBI-BAARISTA GOBOLKA MUDUG

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland, isagoo tixraacaya danta shaqo iyo baahida amni ee jirta, laga bilaabo 18/12/2025, wuxuu xilalkan u magacaabay saraakiisha hoos ku xusan:

1. L/X/LE Ayuub Cabdikarin Faarax
— Waxaa loo magacaabay Taliyaha Dembi-baarista (CID) Gobolka Mudug.

2. X/LE Axmed Xasan Axmed
— Waxaa loo magacaabay Taliye Ku-xigeenka Dembi-baarista (CID) Gobolka Mudug.

17/12/2025

"Madaxweyne Saciid Deni 50 million ayuu doorashdii h**e kusoo gubay xamar hadana wuxuu rabaa kontan kale inuu gubo "aragtida Abdulahi yare

X.Geel Media

  Ilaalada Gaarka ah Ee madaxweyne said Deni maanta Kismayo uraacay .
17/12/2025

Ilaalada Gaarka ah Ee madaxweyne said Deni maanta Kismayo uraacay .

Gaalkacyo: Xeer-ilaaliyaha Gobolka Mudug Muxubo Faysal Gacayte, ayaa goordhow amar u yeeris ah u dirtay Agaasimaha Radio...
17/12/2025

Gaalkacyo: Xeer-ilaaliyaha Gobolka Mudug Muxubo Faysal Gacayte, ayaa goordhow amar u yeeris ah u dirtay Agaasimaha Radio Gaalkacyo iyo weriye Maxamed Cabdi-Casiis.

Xafiiska Xeer-ilaalinta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Agaasime Maxamed uu ashkato ka yahay xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug.

Warqadda yeerista ayaa lagu muddeeyay in uu xafiiska Xeer-ilaalinta yimaado 20/12/2025.

16/12/2025

Halgamaa Raage Ciiro Qacle oo ku naafoobay dagaalka Calmiskaad ayaa maanta lagu soo dhoweeyey Garoowe kadib xaalad caafimaad oo uu dalka dibaddiisa ugu maqnaa.

 :- Afhayeenkii Ciidanka Asluubta Soomaliyed C/qani Aw-Khalaf oo kasoo jeedey Puntland ayaa Caawa lagu Xirey Muqdisho ka...
13/12/2025

:- Afhayeenkii Ciidanka Asluubta Soomaliyed C/qani Aw-Khalaf oo kasoo jeedey Puntland ayaa Caawa lagu Xirey Muqdisho ka dib markuu diidey Xaraashka iyo Boobka lagu hayo Dhulalka Danta Guuud .

Hadaa maqli jirteen Shacab laga barakiciyay dhulkii ay daganayeen , Dowladda oo Ganacsato ka gadey dhulkii danguud , Dilaaliiin ka Macaashay Hantidii ay wada laheen Umadda Soomaliyeed Caawa taasi mid ka daran ayaan idin haynaa Afahayeenkii Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Col C/qani Aw-khalaf Diraac hadda Waa Af-hayeenkii ayaa Xabsiga la dhigey ka dib Markii uu ka horyimid in la xaraasho lana boobo dhul ay Lahayeen Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo ahaa mid danguud ama hanti qarana.

Afhayeen Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Col C/qani Aw-khalaf Diraac Waxaa xirey
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyeed Sarreeye Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye shubka ) oo bixiyay Amarka Xiritaanka isagoo ka Goys-haysta Madaxda Dowladda

08/12/2025

"Dadku waxay igu dhaliilaan wasiirku wax ma baxsho, waa gacan adag yahay & wax la mid ah " Wasiirka Maaliyada Puntland

08/12/2025

:- Xildhibano ka tirsan Golaha Deganka Gaalkacyo ayaa laga hor istaagay in ay gudaha u galaan Degsiimada Heema Halkaas oo ay ugu socdeen qiimaynta xaallada Degsiimada .
Xildhibanada ayaa waxa hor istaagay Ciidan ay sheegeen in ay taabacsan yihiin maamulkii h**ey u joogay degsiimada .

Address

Kale, Çantacılar Sk. No:4, Altındağ/Ankara
Ankara
06030

Telephone

+252905190516

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Caruuse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikafi Caruuse:

Share