Hiigsi Media production

Hiigsi Media production igu taageer sidaan ku gaadhi lahaa100K adiga oo qiimaynaya page kayga mahadsanid
(1)

Iqra Albatross β€œ Ragga Soomaalida badankood waxay u baahan yihiin in Dagestan la geeyo waayo ayagaaa hablihii faro dheer...
03/12/2025

Iqra Albatross β€œ Ragga Soomaalida badankood waxay u baahan yihiin in Dagestan la geeyo waayo ayagaaa hablihii faro dheeraaday dhanka jileeca iyo warka waan ka naxaa markaa arko Faarax soomaaliyeedβ€πŸ˜±πŸ˜±

Dagestan ma taqaanaa?!πŸ˜‚πŸ˜‚

Hadii lagu dhaho numbar dooro, numbarkee dooran lahaydπŸ˜±πŸ’―πŸ’―πŸ’―
03/12/2025

Hadii lagu dhaho numbar dooro, numbarkee dooran lahaydπŸ˜±πŸ’―πŸ’―πŸ’―

Meeqa geel ah kabixin lahayd baaburkan faaraxow
03/12/2025

Meeqa geel ah kabixin lahayd baaburkan faaraxow

Hodan online β€œ Waa sax Ibraahiim waan kala tagnay oo waan madax bannaanahay balse uma madax bannaani ragga soomaaliyeed ...
02/12/2025

Hodan online β€œ Waa sax Ibraahiim waan kala tagnay oo waan madax bannaanahay balse uma madax bannaani ragga soomaaliyeed imminka dhammaantood waa walaalahay waxaan is gaynaa raggaas Carbeed gaar ahaan ragga Masaarida waana dookh aan anigu leeyahay ee igu tixgeliyaβ€πŸ˜±πŸ˜±πŸ˜±

πŸ”₯ wxan Ahay calafdoon πŸ”₯
02/12/2025

πŸ”₯ wxan Ahay calafdoon πŸ”₯

Quruxda iyo shaxshaxda  nin kaliya aya loo sameeya  xalimoyin qaar hadii ay nin lacag lah argaan naag macan ayey iska dh...
02/12/2025

Quruxda iyo shaxshaxda nin kaliya aya loo sameeya xalimoyin qaar hadii ay nin lacag lah argaan naag macan ayey iska dhigaan oo an danbi lahayn k*k 🀣

Qaboowgi Ayaa Bilaawday Wiil Yaro 20 Sano Jiraa Ma Heelaya Oo Aan Gursado Wax Kastana Waan Siinaya Hadu Noqdo Nin Dacada
02/12/2025

Qaboowgi Ayaa Bilaawday Wiil Yaro 20 Sano Jiraa Ma Heelaya Oo Aan Gursado Wax Kastana Waan Siinaya Hadu Noqdo Nin Dacada

Meeqa geel ah ika bixin lahayd hadan ogalaado guurkaga?
02/12/2025

Meeqa geel ah ika bixin lahayd hadan ogalaado guurkaga?

Dhalashadaydii weye ii soo hamblyeya aboowe yaal πŸ₯°πŸ₯°
02/12/2025

Dhalashadaydii weye ii soo hamblyeya aboowe yaal πŸ₯°πŸ₯°

Gorob ama gabadh midkee kula eekahay Hadad sheegto sisax ah replay ayaan kaga so qari ina run shegtay  wilashen somali w...
02/12/2025

Gorob ama gabadh midkee kula eekahay
Hadad sheegto sisax ah replay ayaan kaga so qari ina run shegtay wilashen somali we love idinka ayan wax idinku nahay πŸ’‹β€

Ragga lacagta leh nasiib ayaa laku helaa naagti lasoo doonto kadibna diida waa doqon weynatay  nin faqiir ah aniga nin i...
02/12/2025

Ragga lacagta leh nasiib ayaa laku helaa naagti lasoo doonto kadibna diida waa doqon weynatay nin faqiir ah aniga nin ima noqden by πŸ˜‹πŸ€”πŸ˜

Naago Halkani Waxay Iso Qorayan Walaal Xishood Baal Yaa Og Iyagu Waxay Samaynayan Intaay Igu Mashquulsanyihin Yaab weeye
01/12/2025

Naago Halkani Waxay Iso Qorayan Walaal Xishood Baal Yaa Og Iyagu Waxay Samaynayan Intaay Igu Mashquulsanyihin Yaab weeye

Address

Jakarta

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiigsi Media production:

Share