SomaliStars

SomaliStars 70K nagu tuura follow soo dhaha pageka❤
(1)

Gabadh Baa Gandhi Ku Tiri:: Waa ku Jeclahay.. Gandhi Wuxuu Ku Jawaabay:: Walalkay Ayaa Iga Mudan Inaad Jeclaato Sababto ...
04/08/2025

Gabadh Baa Gandhi Ku Tiri:: Waa ku Jeclahay..

Gandhi Wuxuu Ku Jawaabay:: Walalkay Ayaa Iga Mudan Inaad Jeclaato Sababto Ah Wuu Iga Qurux Badan Yahay, Bal Gadaal Eeg Waa Kaas Gadaasheena Soo Socdee..

Gabadhi Gadaal Bay Eegtay Si Ay u Aragto Gandhi Walalkiis Balse Qofna Maysan Arkin Markaas Bay ku Tiri Gadaasheena Qofna Ma Soo Socdo Gandiyow..

Gandhi Ayaa Ku Yiri Gabadhi:: Hadduu Jaceylka Aad ii Sheegatay Dhab Kaa Ahaan Lahaa Gadaal Maadan Fiirin Laheyn

One of the pest picture. 👇
04/08/2025

One of the pest picture. 👇

One of the pest picture. 👇
03/08/2025

One of the pest picture. 👇

Hayat Sorry Abaayo Allah cafimaad taama kaga baryeenaaa😭
03/08/2025

Hayat Sorry Abaayo Allah cafimaad taama kaga baryeenaaa😭

Markii uu yidhi Joogitaankaygii Muqdisho, way soo dhamaatay ayay dhamaantod ooyen.Asad Hagio, oo ah Youtober caanka ah b...
03/08/2025

Markii uu yidhi Joogitaankaygii Muqdisho, way soo dhamaatay ayay dhamaantod ooyen.

Asad Hagio, oo ah Youtober caanka ah baraha bulshada isla markaana muddooyinkii udambeeyay ku sugna magaaladda Muqdisho, ayaa dhalinyaradan oo ay isku shaqo ahaayen u sheegay in uu soo dhamaaday joogitankiisi Muqdisho,isla markaana uu ka tagayo magaaladasi,daqiiqadihii uu sidaasi sheegay waxaa oohin iyo murugo muujiyay dhalinyaradan oo ay shaqo wadaag ahaayen isla markaana intooda badan uu isagu soo gacan qabtay.

Pretty talented actress.❤️
03/08/2025

Pretty talented actress.❤️

Gabadhaan oo u dhalatay dalka Marooko waxay Live la saarneyd wiilkaas oo ay moodeysay inuu Britain u dhashay, balse waxa...
03/08/2025

Gabadhaan oo u dhalatay dalka Marooko waxay Live la saarneyd wiilkaas oo ay moodeysay inuu Britain u dhashay, balse waxay ogaatay inuu Marookaan yahay.

Markii h**e wey isku qaawisay balse markey ogaatay inuu Marookaan yahay maradii ayay ceshatay.

Arintaan ayaana waxaa lagu tilmaamay iney tahay nooc kamid ah Psychology-yada dumarka ee casrigaan la joogo (Cilmu-Nafsiga dumarka), taasoo ah in marka ay la joogaan wiilasha dalkooda ama deegaankooda is asturaan balse marka ay la dhaqmayaan kuwa ajnabiga iyo dalalka qalaad ay is qaawiyaan iskana dhigaan qof xor ah.

Asad Hagio oo Muqdisho ka tagaya – Gabdhaha uu la shaqayn jiray oo si murugo leh shucuurtooda u muujiyay 💔😢Marku si kedi...
03/08/2025

Asad Hagio oo Muqdisho ka tagaya – Gabdhaha uu la shaqayn jiray oo si murugo leh shucuurtooda u muujiyay 💔😢

Marku si kedis ah u shaaciyay inuu magaalada ka tagayo, dareen culus ayaa gilgilay gabdhaha uu si dhow ula shaqayn jiray. Waxaa si lama filaan ah la arkay iyaga oo oohin iyo murugo wajigoda isku badalay
Asad wa ni dhalimyaro ah oo mesha uu tagaba team ku samaysto kadib dadkii u beertay said u jeclaadaan wayo wa qof dhalinyaro badan maanta soo saaray kuwaaso dhamaantood ka shaqaysta aalada youtubeka

"Aniga Dayax Dalnuurshe ayaa i casuumay. wuxuuna i dhahay xarig jar iyo Red carpet ayaa iskugu daraa marka waa inaa iska...
03/08/2025

"Aniga Dayax Dalnuurshe ayaa i casuumay. wuxuuna i dhahay xarig jar iyo Red carpet ayaa iskugu daraa marka waa inaa iska soo idhigtaa extra Hot ayuu idhahay. kadib waxaa maqlay gabdhaha xaflada imaanayaan inay wataan cabaayado iyo dhar kale.

marka hadhoow haddii lii arko anigoo dharkaan wato ceeb mee igu tahay aniga"

sidaas ayay tiri Hodan oo ah gabadha sawirka kula jirta Dayax Dalnuurshe. erayga Red carpet waa rooga casaanka ee loo dhigo gabadhaha is qaawiya isla markaana ay ku socdaan halka extra Hot laga wado waa in indhaha shandaanka oo dhan ay adiga ku qabtaan.

Mss uunsi: Ninkeygi H**e aniga Waxba uma haayo waana kala tagnay aniga Cambarkeyga waxaan siinaa ina adeerkey Mariixaan ...
01/08/2025

Mss uunsi: Ninkeygi H**e aniga Waxba uma haayo waana kala tagnay aniga Cambarkeyga waxaan siinaa ina adeerkey Mariixaan Sideey Gobolka Gado u xureeyaan:

Lamaanahaan oo kala tagay marh**e ayaa Hadaneh arintooda soo Laabatay Madaama wiilka ku doodaayo inuu jecel yahay gabadha laakin gabadha ayaa dhahday Aniga Ina adeerkey lee sinaa baahasheyda Nin Kale ma rabo Faarax ma rabtaa inaa kula hadlo waa inaa tahay mariixaan markasta iika shekeey mariixaan somaliyeey ogaada aniga Mariixaan nin aan eheen siin maayo Bahalkeyga Waa daali kartaan lee:

Mss uunsi ayaa dhahday sidaas ayadoo ka hadleyso arinta Gobolka gado markii la weydiyay exkeedi ineey isku soo laabanayaan:

ina adeernimo in leesku siiyo baahasha sax miyaa k*k

‘’Anigoo heli karo nin ika dhibaayo 500gram oo Dahab ah Maxaa ii geeyay mid shiid ah Tankale Garoob iyo gabadh waa isku ...
01/08/2025

‘’Anigoo heli karo nin ika dhibaayo 500gram oo Dahab ah Maxaa ii geeyay mid shiid ah Tankale Garoob iyo gabadh waa isku qiimo Naag Qaali ah hdaa noqoto Ninka asigaa jeebka furaayo naagaha waa kala Qaalisan yihiin Midkasto qiimo ayeey leedahay waana sideey iska dhigto ayada:

‘’Aniga hada kula hadlaayo Anigoo garoob ah aan rabaa in leeyga dhiibo 500 gram Dahab ah boqolaal rag ayaa diyaar iila ah Hada Laakin aniga dooqeyga ma,ahan Kuwaas:

Gabadhaha yar yar ee Qodbo sirada lagu guursanaayo waxaan dhahaay Qiimo isku yeela Raga jileec ha tusina qiimahaaga kor u qaad diid qodbo sirada Dalbo meher qaali ah:

Gabadhaan oo dood Meherka qaaliga ah iyo qodba sirada ka qeyb gashay ayaa dhahday sidaan?

Maxeey Kulatahay adiga?

Address

Jalan Smtk Salad No15

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomaliStars posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SomaliStars:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share