Maaskaro

Maaskaro Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maaskaro, Balad Weyn.

05/11/2025

xaqiiqo jirto miyaa?.

29/10/2025

Teamka niikada ku bahoobay.

14/10/2025
14/10/2025
13/09/2025

Diyaraha dagaalka Ruushka oo ka qayb qadanayo Dhoolatus ay siwad ajir samaynayaan Ruushka iyo belaruus.

13/09/2025

Caruurta Qaza

Waxaan joojin doonaa taageerada laba geesoodka ah ee aan siinno Israa’iil.🗣 Waxaan soo jeedin doonaa cunaqabatayn lagu s...
10/09/2025

Waxaan joojin doonaa taageerada laba geesoodka ah ee aan siinno Israa’iil.
🗣 Waxaan soo jeedin doonaa cunaqabatayn lagu soo rogo wasiirrada xagjirka ah iyo dadka gumeysiga ku dhaqma ee rabshadaha wada.
🗣 Waxaan soo jeedin doonaa hakinta qayb ka mid ah Heshiiska Iskaashiga.

Madaxweynaha Guddiga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday inay soo jeedin doonto dhowr tallaabo oo ka dhan ah Israa’iil.

  Militiriga poland oo u dhaqaaqay dhanka xaduudka Bilaruus.Poland ayaa sheegtay in 11 bishaan ay xirayaan xaduudka ay l...
10/09/2025

Militiriga poland oo u dhaqaaqay dhanka xaduudka Bilaruus.

Poland ayaa sheegtay in 11 bishaan ay xirayaan xaduudka ay la wadaagan bilaruus.

Iyadoo ruushku gudaha poland ka bilaabay dhaqdhaqaaq iyo duqaymo

  isr-1l ayaa wafdi ka socda xam-as  ku duqeeyay Doha Qatar.
09/09/2025

isr-1l ayaa wafdi ka socda xam-as ku duqeeyay Doha Qatar.

09/09/2025

Madaxweynaha Nepal Paudel ayaa la soo sheegay inuu is casilay iyadoo ay socdaan mudaaharaadyo sida ay warbaahintu ku warantay.

Muuqaallo ayaa muujinaya in baarlamaanka gubtay kadib markii ay dibadbaxayaashu dab qabadsiiyeen.

Qaahira waxay Golaha Ammaanka u dirtay warqad ay ku sheegtay in Itoobiya ku xadgudubtay sharciga biyaha Niil, isla marka...
09/09/2025

Qaahira waxay Golaha Ammaanka u dirtay warqad ay ku sheegtay in Itoobiya ku xadgudubtay sharciga biyaha Niil, isla markaana Masar xaq u leedahay inay tallaabo qaaddo.

Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, ayatullahi Ali Khamene, ayaa iska diiday baaqa Trump ee ahaa  “is dhiibid aan shuruud lahay...
24/08/2025

Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, ayatullahi Ali Khamene, ayaa iska diiday baaqa Trump ee ahaa “is dhiibid aan shuruud lahayn”, wuxuuna gebi ahaanba meesha ka saaray wada-hadallo toos ah oo nukliyeer la xiriira oo lala yeesho Washington, isaga oo Maraykanka ku eedeeyay “dhaqan gardarro” iyo inuu sabab u yahay khilaafka weli taagan.

Address

Balad Weyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maaskaro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share